Home News in English Sharciyada Cusub ee Sweden ku soo kordhaya 2021 Qaar kamid ah

Sharciyada Cusub ee Sweden ku soo kordhaya 2021 Qaar kamid ah

0
FotoHenrik Montgomery/TT / Somaliska.com

Sida aan horay idinkugu sheegnay Sharciyo cusub ayaa la filayaa in Sanadkan Cusub ee 2021 ku soo kordhaan wadanka kuwaasi oo badankooda la shaaciyay.

Sharciyada Sanadka Cusub la filayo waxaa kamid ah.

Dadka Ajanabiga ee soo galaya Wadanka laga bilaabo 2021 waxaa laga qaadidoonaa Faro iyo sawiro marka ay kasoo dagaan Garoonka diyaaradaha Sweden.

Qofka heesta gaari isla markana lagu yeesho lacag ka badan 5 kun kr oo uga timid Ganaaxa Baakinka gaariga la dhigto waa la mamnuucidoonaa in la isticmaalo.

Sharciyada ayaa ah kuwa sanadka cusub la filayo iyadoo ay jiraan kuwa kale oo aan wali la shaacin.

Lasoco Sharciyada Cusub Waqti Walbo

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here