Laga soo bilaabo Diisambar 23, Iswiidhan waxay diiwaangelisay 205 dhimasho cusub oo ka dhalatay xanuunka ‘covid-19’, sida uu qoray wargayska SVT .
Dhimashooyinka ugu badan ayaa dhacay usbuuca dhammaadkiisa kuwaasi oo waqti danbe la diiwaangaliyay.
Wadar ahaan 8,484 qof ayaa ugu dhintey Sweden Convid-19 ilaa iyo markii uu bilowday Xanuunka.
In ka badan 32,000 oo qof ayuu cudurka ku dhacay tan iyo habeenkii Kirismaska. Isugeyn 428,533 iswiidhish ah ayaa laga helay Xanuunka.
AD