Home Wararka Maanta Raisel Wasaaraha Norway oo Tusaale Feecan u soo qaadatay Somalida

Raisel Wasaaraha Norway oo Tusaale Feecan u soo qaadatay Somalida

0
Photo Stian Lysberg Solum / NTB

Raisal Wasaaraha Dalka Norway oo Shir Muuqaal ah la qaadatay Wasiirada Dalkeeda ayaa kala hadashey arimo badan oo qeyb ka ah sida looga hortagi karo xanuunka Corona ee Dalka ku sii badanaya.

Erna Solberg waxay sheegtay in ay loo baadan yahay sidii Ururada dowlada iyo Bulshada inteeda kala u yeelan karaa xiriir dhow si dadka looga wacyi galiyo Xanuunka Corona.

Hadalkeeda waxay tusaale Ahaan u soo qaadatay dadka somalida oo bilowga xanuunka Corona sameeyay wacyi galin keentay in xanuunka ka yaraado Somalida.

Warbixin lasoo saaray dhawaan ayaana somalida waxay ka gashay kaalinta afaraad waxana ka horeeya sadax wadan oo dadkiisa ku noolyihiin wadanka.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here