Dowlada Sweden oo kordhisay ilaa dhamaadka Febraayo Sharci horay u jiray
Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday inay kordhin doonto xayiraada lagu soo rogay cabitaanka khamriga ee makhaayadaha iyo baararka wixii ka dambeeya sideeda fiidnimo...
Denmark oo lagu qabtay 7 Qof oo lagu tuhunsanyahay qorsheynta Howlgalo Argigixiso
Booliska Denmark waxay xireen 7 qof oo looga shakisan yahay inay qorsheynayeen hal ama in ka badan oo weeraro argagixiso ah .
Dadkan ayaa lagu soo qabtay hawlgal boolis...
Tirada Dadka shaqo la’aanta ah oo maraysa meeshii ugu sarraysay Sweden
Tirakoobka Xafiiska Shaqada ee bishii Janaayo ee la soo dhaafay wuxuu muujiyay in 179 kun oo qof ay shaqo la'aan ahaayeen 12 bilood ama...
Moderaterna ” Qofka waa in uu helo 2,500 Kr oo dheeri ah hadii uu...
Qofka shaqo la’aanta ah mudo dheer wuxuu heli doonaa gunno dhan 2500 karoon muddo 18 bilood ah haddii uu shaqo helo
Xisbiga muxaafidka ayaa maanta...
Norway oo soo saartay tirada Somalida heshay Dhalashda iyoTirada guud
Ku dhowaad 19,500 oo ajaanib ah ayaa qaatay dhalashada Norway sanadkii 2020. Taasi waxay ka badan tahay 6,300 sanadkii ka horeeyay.
Inta badan dadka qaatay...
Laanta Socdaalka oo soo saartay Saadaasha Qaxootiga iyo helitaanka Dhalashada ee Sanadka Cusub
Hay'adda laanta socdaalka waxay saadaalisay in tirada magangalyo doonka Sweden ay sanadkan waxyar ka badnaan doonto sanadkii hore. Waxay sidoo kale filaysay in tirada codsiyada...
Sharci ayuu Helay 20 Sano kadib lakin waa mid ku meel gaar ah
Sweden ayuu yimid 2002 si uu u sugo ku dhowaad labaatan sano ka hor inta uusan helin degenaanshaha .. Marka la soo koobo, tani...
Sweden oo soo saareysa Xayiraado Cusub oo gudaha Wadanka ah
Dowlada ayaa u dhaqaaqeysa inay soo saarto go’aan qasab ah oo lagu xadidayo tirada rakaabka ee tareenada dhaadheer iyo basaska, sababo la xiriira cabsida...
Sweden oo ceyrisay Diblomaasi Ruush ah iyadoo u jawaabtay Moskow
Sweden waxay go’aansatay inay erido diblomaasi Ruush ah, iyadoo ka jawaabeysa cayrintii Moscow ee diblomaasi Swedish ah ka dib banaanbaxyadii ka dhacay Ruushka. “Safiirka Ruushka...
försäkringskassan oo joojisay Sharuudaha Warqada Cadeynta Corona
Dowlada ayaa fududeesay in la helo lacagta lagu helo Corona taas oo ah Lacag la siiyo dadka aan shaqo tagi karin Sababo la xiriira...
















