Friday, January 2, 2026

Nyamko Saboni oo sheegtay inay haatan diyaar u tahay inay gasho doorashooyin cusub

0
Hogaamiyaha Xisbiga Liberalerna, Nyamko Saboni, ayaa sheegtay inay haatan diyaar u tahay inay gasho doorashooyin cusub oo dalka ka dhaca. Wareysiga ay siisay SvD, Saboni...

Migrationsverket-ka oo lagu dhalleeceeyay “guuldaradooda” codsiyada magangalyada iyo muwaadinimada

0
Waxay umuuqataa in Ombudsman-ka (Justitieombudsmannen) ama Gudiga Calaalada Barlamaanka uu dulqaadkii ka dhamaaday marka la eego wakaalada socdaalka iyadoo maanta lagu dhaliilay  "gaabiska iyo...

Hogaamiyaasha Midowga Yurub oo ku baaqaya in la joojiyo dhamaan safarada aan muhiimka ahayn

0
Hogaamiyaasha Midowga Yurub waxay dadka ku booriyeen inay joojiyaan dhamaan safarada aan loo baahnayn ee u dhexeeya dalalkooda iyo wadamada laftooda si loo xadido...

Boqolkiiba 77 Dadka ku noo Sweden Waxay u baahanyihiin Talaalka Corona

0
Sahankii ugu dambeeyay ee ay samaysay xarunta Novus Center ayaa muujisay in boqolkiiba 77 dadka dagan Sweden ee la daraaseeyay ay sheegeen inay jeclaan...

Danmark oo la wareegtay shixnado loogu tala galay Sweden oo loo adeegsado talaalka Coron

0
Maamulka Denmarka ayaa joojiyey shixnado iyo irbado, loo isticmaalay tallaalka Corona, iyagoo ku sii jeeday Sweden, kana soo gudbay xadka ay la wadaagaan Denmark. Sida...

Dowlada Sweden oo Fududeesay Xayiraado hore u jiray kuwa kale kordhisay

0
Dowlada Sweden ayaa go’aamisay subaxnimadan maanta oo khamiis ah in la fududeeyo xayiraadaha la xiriira dugsiyada sare, loona ogolaado daraasadaha laga sameeyo iskuulada taaso...

Markii Labaad oo la talaalay Haweeneydii ugu Horeysay ee Sweden lagu talaalay

0
Gun-Britt Johnsson oo ag qofkii ugu horreeyay ee Iswiidhan ee lagu tallaalo tallaalka Corona - ayaa la siiyay daawadeeda labaad, subaxnimadii maanta. Sida laga soo...

Shaqaalaha ka shaqeeya guryaha Daryeelka caafimaad oo diidaay in lagu tallaalo tallaalka Corona

0
Qof kasta oo afaraad oo shaqaale ah oo ka shaqeeya guryaha kalkaalinta ee Kungsbacka ayaa diiday inuu helo tallaalka ka hortagga covid-19, sida lagu...

Sweden oo soo bandhigtay tirada Dadka laga Ceshtay Shatiga gaari wadista

0
In kabadan 41,000 oo qof ayaa lumiyay rukhsadda darawalnimada sanadkii la soo dhaafay, sida ku xusan tirokoob ay soo saartay Hay'adda Gaadiidka Iswiidhan . Tiradan ayaa ah...

Toogasho ka dhacday Bartamaha Märsta ee Waqooyiga Caasimada Stockholm

0
Warar laga helayo Bartamaha Xaafada Valsta oo ka tirsan Kamuunka Märsta ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhacday toogasho lagu dhaawacay qof. Toogashada ayaa ka...