Thursday, January 1, 2026

Dhaxalsugaha Sweden iyo seygeeda oo laga helay viruska Corona

0
qasriga boqortooyada Iswiidhan wuxuu maanta ku dhawaaqay in Princess Victoria iyo ninkeeda, Prince Daniel, uu ku dhacay cudurka Coronavirus. Sida ku cad bayaanada ay soo...

Waa Soo Galooti Badankooda 180,000 kun qof oo Shaqo la’an mudo dheer ku ah...

0
Shaqo la’aanta muddada-dheer waxay gaartay rikoor dalka Iswiidan, iyadoo 180,000 oo qof oo shaqo la’aan ahaa muddo ka badan hal sano, badankoodna ay ku dhasheen dalka dibaddiisa (soo...

Sweden oo diiwaangalisay Dhimashada 46 Qof Xili Corona uu sii kordhayo Maalmahan

0
Sweden waxay diiwaan galisay 46 qof oo cusub oo u dhintay cudurka Coronavirus ilaa shalay. Halka wadarta dhimashada ay kor u kacday 13 kun iyo...

Dareen Xoogan oo ka dhashay Xisbiga SD oo diinta Islaamka Wax ka sheegay

0
Xoghayaha Xisbiga Dimuqraadiga Sweden (SD), Ricard Jomshof, wuxuu diinta Islaamka ku tilmaamay "wax laga yaqyaqsoodo". Sida uu sheegayo. "Islaamku waa fikir iyo diin karaahiyo ah," ayuu Jomshof yiri intii...

Soojeedin: Dowlada oo Sharuud ku Xirtay in Caruurta dib loogu Celiyo waalidkooda

0
Baaraha Dowlada Charlotte Lunheim ayaa maanta soo bandhigtay soo jeedinteeda si wax looga badelo sharciga la xiriira Caruurta iyada oo ujeedkeedu yahay in la helo badbaado badan oo...

Norwey oo bilaabeysa qorshe cusub oo kaalmo lagu siinayo shaqaalaha ajaanibta ah ee Sweden...

0
Shaqaalaha ajaanibta ah ee aan u shaqo tagin Norway sababo la xiriira xannibaadaha loo yaqaan 'coronavirus' ayaa heli doona kaalmo aga bilaabo 29ka Janaayo. “Tan...

Go’an Cusub oo laga soo saaray Lacagta Kaalmada ee dadka aanan Shaqeyn karin Xiliga...

0
Dowladda Iswiidhan waxay go’aansatay inay kordhiso kaalmada ay u fidiso dadka aan awoodin inay shaqeeyaan sababo la xiriira halista infekshinka Corona, illaa iyo inta howsha tallaalku...

Qiimaha Naaftada iyo Shidaalka Sweden oo Sare u kacay todobaadkan

0
Qiimaha baatroolka dalka Iswiidan waxaa ku kordhay 15 euro, qiimaha naaftada wuxuu ahaa 25 euro halkii litir ee goobaha laga buuxiyo. Tani waxay ka dhigan...

Maxkamada Malmö oo 14 sano ku xukuntay labo Qof oo lagu eedeeyay Dilka wiil...

0
Maanta, maxkamad ku taal Malmö ayaa ku xukuntay 14 sano oo xarig ah labo danbiile oo lagu eedeeyay dilka iyo haysashada hub culus, oo ka dhan ah Dilka wiil...

Sweden oo Xabsi ku Xukuntay Haweeney ilmaheeda geysay Dalka Suuriya

0
Haweeney 31 jir ah ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah kadib markii ay ilmaheeda geesay Dalka Siirira. Iyada oo loo maleenayo inay fasax...