Home Wararka Sweden Xisbiga Sverigedemokraterna oo raba in la tirtiro qeyb ka mid ah lacagta...

Xisbiga Sverigedemokraterna oo raba in la tirtiro qeyb ka mid ah lacagta kaalmada carruurta

0
Photo: Hasse Holmberg / TT

Xisbiga SD wuxuu soo jeedinayaa iyadoo la tixraacayo miisaaniyadda guga in la baabi’iyo kabista badan ee qoyska, taasoo ah kabista kaalmada carruurta ee kordhisa carruurta badan ee qoyska ka tirsan.

waalidiinta shaqeeya, ee shaqo la’anta ku dhacday ayaa helaya gunada lacagta waalidka.

Waxaan jeclaan lahaa inaan ugu yeedho dib u habaynta is dhexgalka iyo dib u habaynta sinaanta jinsiga, ayuu afhayeenka siyaasada dhaqaalaha ee SD Oscar Sjöstedt u sheegay TT.

Sweden Waalidiinta ayaa hela lacag kaalmo ah oo loogu tala galay caruurta ay heestaan lakin Xisbiga ayaa doonaya in lacagtaasi qeybo kamid ah meesha laga saaro.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here