Home Wararka Sweden Kiisaska Corona oo ku sii kordhaya Dalka Sweden

Kiisaska Corona oo ku sii kordhaya Dalka Sweden

0
Foto Janerik Henriksson / TT

Cudurka Corona ayaa ku sii kordhaya Iswidhan. Tan iyo shalay, 8,305 kiis oo corona cusub ah ayaa la diiwaan geliyay, maamulka Caafimaadka Sweden ayaa shir jaraa’id ku sheegay .

– Waxaan dhawaan gaari doonnaa heer la mid ah intii lagu jiray mowjaddii labaad, ayay tiri Sara Byfors, oo kamid ah Maamulka caafimaadka , Folkhälsomyndigheten, sida laga soo xigtaySVT.

Dalka Iswiidan waxaa la soo daristay hoos u dhac ku yimid tirada dhimashada corona, laakiin intaas ka badan maahan. Ilaa shalay, 33 cusub oo laxiriira corona ayaa ladiwaan galiyay dhimashadooda . Guud ahaan, dhimashada ayaa mareysa 13,498 Qof.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here