Monday, March 2, 2026

Sanadkan Gudahiisa 22 Toogasho oo dhimasho ah ayaa ka dhacday caasimadda Stockholm

0
Tirakoob uu sameeyay booliska Sweden ayaa muujiyay in 31-kii October ee sanadkan ay 22 toogasho oo dhimasho ah ka dhaceen caasimadda Stockholm . Booliska ayaa sheegay in ay heleen 115...

Xisbiga Vänsterpartiet oo Sharuudo adag hordhigay Magdalena Andersson

0
Labada Xisbi ee S iyo V ayaa markii ugu horeesay miis wada fariistay iyadoo Magdalena Andersson ay tahay hogaanka Xisbiga S. Xisbiga Vänsterpartiet wuxuu soo...

Hindise Cusub ” Dhalshada halaga Celiyo kuwa geesta Dambiyada Qaarkood ” Liberalerna

0
Xisbiga Liberalerna ayaa soo jeediyay hindise cusub oo aadan kuwa dambiyada basaasnimo ku lug leh ama dembiyada argagixiso si looga ceshto dhalshada Sweden.    "Waxaan...

Xaalada Sweden Waa Mid Halis ah ” Sarkaal sare oo Booliska ah oo sheegay...

0
Madaxa waaxda howlgallada qaranka ee booliska Sweden NOA, Johan Olsson, ayaa ku tilmaamay toogashadii ka dhacday Sweden mid taariikhi ah. Wareysi uu siiyay Radio Echot , wuxuu codsaday in la kordhiyo agabka iyo...

Ilhan ” Waan isku darnaa Somaliga iyo Swedhishka Mararka Qaar ”

0
Inta badan ardayda Brandkärrsskolan waxay ku hadlaan af-soomaali iyo iswiidhish. Ardayda aan weli baran iswidhishka waxay kaalmo ka helaan ardayda labada luuqadood ku hadasha -...

Ruushka oo ka hadlay dhibaatada Qaxootiga ee Poland oo lagu eedeeyay

0
Maalmihii la soo dhaafay, xaalad Qaxooti adag ayaa ka taagan waxana lagu eedeeyay Belarus iyo Ruushka lakin Ruushka ayaa arintaasi diiday inuu ka danbeeyo. Ruushka...

Gudoomiyaha Barlamaanka oo u Xilsaaray Magdalena Andersson dhismaha Dowlada Cusub

0
Afhayeenka baarlamaanka Andreas Norlen ayaa u magacaabay madaxa xisbiga Sooshal dimuqraadiga Magdalena Andersson, wax yar ka hor, dhismaha dowladda, ka dib markii uu is casilay Stefan löfven shalay. Norlenn...

Maxkamada Götenborg oo ka laabatay go’anka lagu xiray Iskuulada Islaamiga

0
Maxkamadda maamulka ee magaalada Stockholm ayaa maanta go’aan ku gaartay in la joojiyo xiritaanka saddex dugsi oo diinta Islaamka lagu barto oo ku yaalla...

Saro u kac ku yimid Kirada Guryaha Sweden ee Goobaha Ajaanibta Degto

0
Cilmi-baaris cusub ayaa muujisay in shirkadaha guryaha ee gaarka loo leeyahay ay si aad ah kor ugu qaadayaan kirooyinka meelaha ay ku nool yihiin dadka dakhligoodu yar...

Ra’iisul Wasaaraha Sweden oo iscasilaadiisa u gudbiyay Barlamaanka Sweden

0
Ra'iisul wasaaraha Sweden, Stefan Löfven, ayaa 12:30 u gudbiyay istiqaalada xilka afhayeenka baarlamaanka. Sidaas waxaa ku sheegay baarlamaanka warsaxaafadeed . 64 sano-jirkan ka tirsan Socialdemokraterna, oo ra'iisul...