Tuesday, December 30, 2025

Sweden oo Maanta ku dhawaaqday in Dalka laga Helay Coronaha Cusub ee Dhawaan Bilowday

0
fayraska omikron ayaa laga helay Sweden Hay'adda caafimaadka dadwaynaha ayaa ku qortay warsaxaafadeed ay soo dhigtay bogeeda. fayraska ayaa laga helay Qof dhawaan u safray...

Shirkada Pfizer ” Bil Gudahood ayaa Talaal Cusub ugu Soo Saareynaa Coronaha Cusub ee...

0
iyadoo uu dhawaan soo baxay Corona Cusub oo ka dilaacay Qaarada Africa gaar ahaan Dalka South Africa waxaa kiisaskii ugu horeeyay lagu arkay Qaarada...

Magdalena Andersson oo mar kale loo doortay Raisal Wasaaraha Sweden

0
Magdalena Andersson ayaa maanta mar kale heshay codadka Barlamaanka Dalka Sweden iyadoo sidaasi ku noqotay Raisal Wasaaraha Sweden. Andersson ayaa dhawaan xilkaasi loo doortay lakin...

Koonfurta Stockholm Gaar ahaan Hodinge oo Xalay lagu toogtay Nin 45 Sano jir ah

0
Wararka laga helay Xaafada Hodinge ee Koonfurta Stockholm ayaa xalay lagu toogtay nin 45 Sano jir ah. Ninkan ayaa marka hore soo gaaray dhaawac culus...

Sweden oo ka digeysa Safarka Dalxiiska ee Xiliga Qaboobaha

0
Rabitaanka safarka dibadda ayaa ah wax aad u wanaagsan dad badan si ay u qaataan fasaxyada kirismaska ​​iyo sanadka cusub, sida laga soo xigtay hawlwadeennada...

Darawalada Basaska oo aad looga baahanyahay Sweden gaar ahaan Skåne, Baahi weyn oo loo...

0
Baahida loo qabo darawallada basaska ee Skåne aad bay u badan tahay hadda shirkadaha basaska ayaa hada qornaya darawalada Basaska. Isku-socodka magaalada Malmö, Shirkada Nobina,...

Afayeenka Barlamaanka Sweden oo Mar kale Magdalena Andersson u Wakiishay dhismaha Dowlad Cusub

0
Afhayeenka baarlamaanka Andreas Norlén ayaa u wakiishay guddoomiyaha xisbiga SPD Magdalena Andersson mar kale inay soo dhisto dowladda. Waxa uu sheegay in Kalfadhi cusub oo...

Taksiilayaasha Sweden ” Shirkadaha App-ka ayaa nagu shaqeysta Mararka Qaar Gaariga ayaa Seexanaa

0
Talafashinka Dowlada ee SVT ayaa warbixin ka diyaariyay Taksiilayaasha ku sugan Sweden ee ka shaqeeya App-ka Uber iyo Bolt ee isku xira qofka iyo...

Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Miisaaniyada Mucaaradka, Guuldarradii ugu Horeysay ee Raisal Wasaaraha Cusub

0
Baarlamaanka Sweden ayaa u codeeyay ansixinta miisaaniyada garabka midig ee mucaaradka oo ay soo bandhigeen xisbiyada Moderaterna (M), Kristdemokraterna (KD) iyo Sverigedemokraterna (SD). Ra'iisul Wasaaraha...

Magdalena Andersson oo Xilka Iska Casishay Saacado kadib markii loo doortay Raisal Wasaaraha Dalka...

0
Ra'iisul wasaaraha la doortay ee Magdalena Andersson ayaa codsatay in laga xayuubiyo booskeeda ra'iisul wasaarenimo, saacado kadib markii la doortay. Andersson ayaa sheegtay in ay...