Booliska Oslo oo Xaafada Bislett ku toogtay Nin sitay Toorey/Mindi
Booliska Oslo ayaa xaqiijiyay in ay rasaas ku fureen nin siday toorey xaafada Bislett oo ku taal magaalada Oslo. Sida laga soo xigtay wargeyska...
Norway oo Talaalka Saddexaad Ku Talaaleysa Shaqaalaha Daryeelka Caafimaadka ee Dalka
Xirfadlayaasha daryeelka caafimaadka ee xiriirka la leh bukaanada waxaa la siin doonaa qiyaasta saddexaad ee tallaalka corona. Isla mar ahaantaana, dawladaha hoose ee leh heerarka...
Heerka Corona ee Norway iyo Denmark oo Korortay Todobaadyadii ugu Danbeeyay
Mas'uuliyiinta caafimaadka ee Denmark iyo Norway ayaa sheegay in tirada cudurrada cusub ee fayraska Corona ee labada waddan ay mar kale kordheen toddobaadyadii la soo dhaafay.
Toddobaadkii hore, 11,415...
Caasimada Oslo oo laga diiwaangaliyay 170 Kiis oo Corona ah 24 Saac ee lasoo...
Wadarta 170 kiis oo caabuqa corona ah ayaa laga diiwaan galiyay Oslo 24-kii saac ee la soo dhaafay - 61 in ka badan isla...
Dukaanka IKEA oo Shaqaalihiisa Gudoonsiiyay Lacag Gaareysa 1 Bilyan, Shaqadooda Xiliga Corona
Shirkadda weyn ee alaabta guryaha ee Sweden (IKEA) ayaa go'aansatey in ay bixiso gunnooyin qiimihiisu yahay 1.1 bilyan krone (110 milyan oo Yuuro) dhammaan...
Norway: Haweeney u Shaqeysa NAV oo lagu Xukumay Galmo ay la sameysay Nin Qaxooti...
ugu danbeyn Xukun ayaa laga gaaray Haweeney 50 sano jir ah oo lagu eedeeyay in ay awooda shaqadeeda u isticmaasho nin Qaxooti ah si...
Wargalin: Waqtiga Saacada oo Badalmeysa Habeen Danbe Wadamada Yurub
Saacadda waxaa dib loo dhigi doonaa hal saac, waxana isbadalka uu Dhicidoonaa Habeen Sabtida Hooyaneyso Axada soo Galeyso ee 30-31 Bisha marka ay tahay...
Norway oo lacagta Korontada ka Bixineysa Ku dhawaad 66 Kun oo Qoys Bisha November
Dowladda Norway ayaa ku dhawaad 3,000 NOK kaalmo guri oo dheeri ah siin doonta dadka ku nool qeybaha dalka ee korontadu ugu qaalisan tahay.
Kaalmadani...
Norway oo Loo Magacaabay Dalka Labaad ee Aduunka ugu Cadaalada Badan, Denmark oo ugu...
Dalalka dhaca Dhanka Waqooyiga Yurub ayaa galay kaalmaha ugu horeeya marka la eego wadamada ugu cadaalada badan aduunka.
Dalka Denmarka ayaa kaalinta 1aad galay halka...
Dadka Sweden oo Norway u tagaya Shidaal ka raqiisan Midka ay Halkan ku heestaan
Dhanka Xadka Sweden iyo Norway ayaa laga soo sheegayaa in Dadka ay u gudbayaan dhanka Norway si ay halkaasi uga soo helaan shidaal raqiis...