lacagta Lagu Dalbado Basaboorka Norway oo Laga dhigay 6500 kr, Sharciga Cusub ee Bilaabanaya...
Dowlada norway gaar ahaan Barlamaanka Wadanka ayaa Badalay Qaabka lagu heli karo Dhalashada Wadanka waxaana lagu soo kordhiyay Sharuudo Cusub.
Sanadka Cusub 1 January ayuu...
Norway oo Dadka Somalida ku dhiiro galineysa inay Dalkooda ku laabtaan oo ka Shaqeystaan
Dalka Norway ayaa kamid ah Wadamada Sida aadka ah Somalida ugu noolyihiin Waxana Sanadihii ugu danbeeyay ay Xisbiyada Wadanka noqdeen kuwa neceb Dadka ajaaninta...
Dowlada Norway oo Bixineysa kala bar Lacagta Korontada ee Dadweynaha
Ra’iisul wasaaraha Norway Jonas Gahr Store ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa ay kabeyso biilasha korontada ee dadweynaha si loo yareeyo saameynta qiimaha korontadu ay...
Norway oo Noqday Dalka Yurub ugu Fiditaanka badan Corona
Heerka Corona ee Norway ayaa kordhay labadii toddobaad ee la soo dhaafay iyadoo ka ahayd 690 xaaladood ilaa 934 xaaladood 100,000 qofba. Wadanku wuxuu diiwaangeliyay heerka caabuqa ugu...
Qof Walbo oo Safar ku tagaya Norway oo laga Baarayo Corona Hadii la Talaalay...
Dowlada Norway ayaa soo bandhigaysa shuruudo adag oo lagu tijaabinayo xuduudaha dalka. Laga bilaabo saqda dhexe, qof kasta oo Norway yimaada waa in laga baaro...
Norwey oo soo saartay Sharuudo Cusub Dadka u soo Safraya Wadanka
Dowlada Norway ayaa maanta soo saartay Sharuudo cusub oo ku saabsan Dadka u soo safraya Wadanka waxana uu dhaqan galayaa 26 bisha November oo...
Dowlada Norway oo Bilaabeysa Talaalka Saddexaad Dadka ka weyn 18 sano jirka
Xili uu sii kordhayo Talaalka Corona ee Norway Dowlada ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Bixineyso talaalka Saddexaad ee Corona.
Dowlada ayaa u soo jeedisay...
Dowlada Norway oo Shaacisay Waqtiga uu Diyaarka yahay Shahaadada Corona
Kaararka corona waxay u badan tahay inay diyaar u noqon doono isticmaalkiisa isbuuca dhexdiisa.
Wasaarada caafimadka ayaa kala shaqaynaysa FHI iyo agaasinka caafimaadka Norway si...
Norway oo Qasab ka dhigtay in aad Corona iska Qaado isbuuc Walbo labo mar...
Xaalada Corona ee Norway ayaa hada faraha ka baxday waxayna dowlada ku dhawaaqday Tilaabooyin Cusub oo looga hortagayo xanuunka.
jonas gahr støre ayaa maanta sheegay...
Norway oo isbadal ku sameysay Xayiraadaha soo galitaanka Wadamada Qaar
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka ee Norway ayaa soo bandhigaysa shuruudaha karantiilka safarka ee dadka ka imanaya Crete iyo jasiiradaha Northern Aegean Islands, iyo Koonfurta...