Sunday, January 5, 2025

Muranka u dhaxeeya Midowga Yurub ee Siyaasada Qaxootiga oo wali taagan

0
Jarmalka iyo Faransiiska ayaa isku dayaya in ay isku dubbaridaan dadaalkooda dib u habeynta siyaasadda magangalyada Yurub  , laakiin waxaa jira mucaaradad xooggan oo Midowga Yurub ka...

Midowga Yurub oo ku dhawaaqay sharciyo cusub oo loogu talagalay shahaadooyinka corona

0
Febraayo 1, Midowga Yurub wuxuu bedeli doonaa sharciyadiisa shahaadooyinka corona. Waa kuwan isbeddellada ugu muhiimsan: * hadii aad qaadatay talaalka 270 maalmood (qiyaastii sagaal bilood)...

Sweden oo maanta Joojisay Xayiraado ka jiray dhanka Xadka Dalka Norway

0
Dowlada Sweden ayaa maanta bilowday inay joojisay xayiraadaha ka jiray xadka dalka Norway gaar ahaan dadka soo galaya dalkan. Qof Walbo oo soogalaya Xadka Sweden...

Hay’ada UDI ee Norway oo Warbixin kasoo saartay Ajaanibta UK ee Codsiyada Deganaanshaha

0
Wadamada Yurub badankooda waxay bilaabeen inay si gooni Gooni ah ula Macaamilaan UK oo iskaga baxday Midowga Yurub. Dalalka sidaasi sameeyay waxaa kamid ah Norway...

lacagta Lagu Dalbado Basaboorka Norway oo Laga dhigay 6500 kr, Sharciga Cusub ee Bilaabanaya...

0
Dowlada norway gaar ahaan Barlamaanka Wadanka ayaa Badalay Qaabka lagu heli karo Dhalashada Wadanka waxaana lagu soo kordhiyay Sharuudo Cusub. Sanadka Cusub 1 January ayuu...

Norway oo Dadka Somalida ku dhiiro galineysa inay Dalkooda ku laabtaan oo ka Shaqeystaan

0
Dalka Norway ayaa kamid ah Wadamada Sida aadka ah Somalida ugu noolyihiin Waxana Sanadihii ugu danbeeyay ay Xisbiyada Wadanka noqdeen kuwa neceb Dadka ajaaninta...

Dowlada Norway oo Bixineysa kala bar Lacagta Korontada ee Dadweynaha

0
Ra’iisul wasaaraha Norway Jonas Gahr Store ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa ay kabeyso biilasha korontada ee dadweynaha si loo yareeyo saameynta qiimaha korontadu ay...

Norway oo Noqday Dalka Yurub ugu Fiditaanka badan Corona

0
Heerka Corona ee Norway ayaa kordhay labadii toddobaad ee la soo dhaafay iyadoo ka ahayd 690 xaaladood ilaa 934 xaaladood 100,000 qofba. Wadanku wuxuu diiwaangeliyay heerka caabuqa ugu...

Qof Walbo oo Safar ku tagaya Norway oo laga Baarayo Corona Hadii la Talaalay...

0
Dowlada Norway ayaa soo bandhigaysa shuruudo adag oo lagu tijaabinayo xuduudaha dalka. Laga bilaabo saqda dhexe, qof kasta oo Norway yimaada waa in laga baaro...

Norwey oo soo saartay Sharuudo Cusub Dadka u soo Safraya Wadanka

0
Dowlada Norway ayaa maanta soo saartay Sharuudo cusub oo ku saabsan Dadka u soo  safraya Wadanka waxana uu dhaqan galayaa 26 bisha November oo...