Friday, May 24, 2024

Barlamaanka Norway oo Ansixiyay Sharciga cusub ee lagu Mamnuucayo indho-Shareerka..

0
Mudo dheer oo dood ka taagneyd indho Shareerka ama Niqaamka ugu dabneyn Barlamaanka Dalkaasi Norway ayaa u codeeyay Mamnuucida indho shareerka ee goobaha qaarkood. Sharciga...

Norway Wiilasha Somalida ee isku Toogtay Xaafada Holmlia oo Quraan wada dhigan jiray..

0
Waxay aheyd dhacdo dad badan oo somali ah ka yaabisay kadib markii dalka norway gaar ahaan xaafada Holmlia isku toogteen wiilal somali ah. Weerarkaasi ayaa...

Booliska Norway oo soo Bandhigay Tirada Dadka ay Tarxiileen Sanadkan iyo Wadanka ugu badan..

0
Booliska Dalka Norway oo kamid ah Hay.ada ugu waaweyn Dalka ayaa soo bandhigay tirada Ajaanibta ku sugan Dalkaasi ee sanadkaan tarxiileen. Booliska Norway ee loo...

Norway oo bilaabeysa Qalab Robot ah oo go.an ka gaaraya Qofka Qaxootiga isku dhiibay..

0
Dowlada Norway ayaa bilaabeysa mid kamid ah qorshooyin loogu tala galay dadka qaxooti ahaan iskaga dhiibay dalka ee kasoo tagay wadamadooda. hay.ada laanta socdaalka ee...

Dowlada Norway Caasimada Oslo ma qaadi karto Qaxooti dheeraad ah..

0
xili dhawaan la magacaabay wasiirka cadaalada ee dalka norway ayaa durba waxa ka hadlay amaanka caasimada oslo oo dhawaan qalalaaso ka dhaceen. Wasiirka Cadaalada Norway...

Booliska Norway oo raadinaya wiil Somali oo geestay toogasho..

0
Booliska caasimadda Oslo ee dalka Norway ayaa toogasho ka dhacday talaadadii eynu soo dhaafnay xaafadda H¯olmlia u baadi-goobaya wiil soomaali ah kaas oo lagu...

Xisbiyada Norway oo isku raacay Ciqaabta waalidka Caruurtooda uga soo taga Dalka Dibadiisa..

0
Dalka norway oo kamid ah Wadamada ugu adag dhanka sharciga marka la eego qaxootiga dalka ku nool ayaa hada bilaabay qorsho lagu doonayo in...

Norway oo Sharciyada Siisay Boqolkiiba 67% Dadka iska dhiibay Dalkaasi..

0
inkastoo dowlada aysan sheegin arinkaasi hada Koox u dhaqaaqo dadka magangalyo doonka oo loo soo gaabiyo NOAS ayaa sheegay in Sanadkii hore ay dowlada...

Iceland Mahad Abiib oo loosoo Celinayo Dalka Norway..

1
Mahad Abiib Maxamuud oo dalka Norway tegay isagoo 14-jir ah sannadkii 2000 ayaa la filayaa in laga soo masaafuriyo dalka Iceland, iyadoo lagu soo...

Norway oo ogolaansho Shaqo siineysa Dadka ku jira kaamamka Qaxootiga..

0
Dalka norway ayaa bilaabaya qorsho cusub kaasi oo ku aadan qaxootiga ku sugan dalkaasi ee ku sugan Kaamamka Qaxootiga. Dowlada ayaa sheegtay in Qofka ku...