Home Wararka Maanta Norway Hooyo Somaliyeed oo Afar sano iyo Bar Xabsi ah lagu Xukumay...

Norway Hooyo Somaliyeed oo Afar sano iyo Bar Xabsi ah lagu Xukumay markii lagu eedeeyay..

0

Norway waxaa ka socda Qorsho Dowlada dalka kula Xisaabtameyso Waalidka heesta Caruurta kuwaasi oo si qalad ah kula Dhaqma.

Sida uu qoray Joornalka Aftonpost Hooyo Somali ah ayaa lagu xukumay Mudo Afar sano iyo Bar Xabsi ah.

Xukunka ayaa looga dhawaaqay Maxkamada labaad ee ku taalla Oslo taasi oo Hooyo ku eedeesay eedeyn ku aadan Caruurta ay dhashay.

Eedeynta lagu eedeeyay waxaa kamid ah in ay Caruurta garaacday caruurteeda oo dadooda lagu sheegay 8 sano iyo 12 sano jir.

Maxkanada ayaa cadeymo u soo qaadatay dhaawacyo ka muuqda Caruurta korkooda ee ku aadan jirdilka.

Hay.ada norway u qaabilsan Xanaanada Caruurta ayaa si deg deg ah ula wareegatay Xaruurta kuwaasi oo hada ku jira Gacanta Dowlada sida uu markale Qoray Joornalka Aftenposten.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here