Sunday, March 26, 2023
Ad

Lumista Baasaboorka Norway oo la adkeeyay qofka uu ka lumo ama laga xado..

0
dowlada norway ayaa adkeesay qaabka dib loogu helayo passporka dalkaasi hadii uu qofka ka lumo ama laga xado. madaxa waaxda ID-ga u qaabilsan boosliska Norway John...

Qaxooti u soo socday Dalka Norway oo lagu xiray Xuduuda Dalka Ruushk..

0
Ciidanka amaanka Dalka Ruushka ee FSB ayaa xiray ku dhawaad 5 ruux oo magangalyo raadis ah kuwaasi oo u soo socday dalka Norway sanadkii hore...

Norway oo abaalmarin siineysa Qaxootiga Dalkeeda iska dhiiba ee barta barnaamijka..

0
Norway oo kamid ah dalalka ay iska dhiibaan Qaxootiga ayaa markaan waxay qiimeyn ku sameeneysaa mid kamid ah barnaamijyada laga barto Dalkaasi. Barnaamikan oo loo...

Maxkamada Racfaanka oo Mahad Abiib u ogolaatay in lasoo hormariyo kiiskiisa..

0
Makamad darajada labaad ee racfaanka dalka norway ayaa markii ugu horeesay ogolaatay in kiiska Mahad Abiib loo soo hormariyo xili uu ku sugan yahay...

Ciid wanaagsan. Eid Mubarak. Glad Eid!

5
Ciid Wanaagsan ayaan leeyahay dhamaan akhristayaasha sharafta iyo qiimaha leh ee ku xiran boggaan Somaliska.com – Waa xili farxad iyo reyn reyn ay ku...