Home Wararka Maanta Norway oo Sharciyada Siisay Boqolkiiba 67% Dadka iska dhiibay Dalkaasi..

Norway oo Sharciyada Siisay Boqolkiiba 67% Dadka iska dhiibay Dalkaasi..

0

inkastoo dowlada aysan sheegin arinkaasi hada Koox u dhaqaaqo dadka magangalyo doonka oo loo soo gaabiyo NOAS ayaa sheegay in Sanadkii hore ay dowlada norway sharci siisay Dad badan.

Warbixinta ay soo saartay NOAS ayay ku sheegay in 67% Boqolkiiba dadka iska dhiibay Dalka Norway la siiyay Sharciga.

Waxa hoos u dhacay badi dadka iska dhiibay Dalka Norway kuwaasi oo qaab magangalyo ahaan u gaaray Dalkaasi.

sadaxda qof ee iska dhiibay Dalkaasi ayaa labo kamid ah waxay heleen sharci halka qofka kale uu helay diidmo.

NOAS ayaana sheegay in 61% boqolkii ay heleen Sharci Qaxootinimo halka 6% boqolkii ay heleen Mid bini-aadantinimo.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here