Saturday, April 27, 2024

Dowlada Norway oo ku dhawaaqday tirada Qaxootiga ay soo qaadaneyso Sanadkan..

0
Dowlada norway oo dooneysa in qaab sharci ah qaxootiga looga soo qaado wadamada dhibaatada ka jiraan ayaa ku dhawaaqday tirada qaxootiga ay soo qaadeyso...

Midowga Yurub oo doonaya in la yareeyo lacagta ku baxda Caawinta Qaxootiga..

0
madama wadanka ingariiska uu ka baxayo Midowga yurub waxaa socota qorsho midowga yurub ay ku yareenayaan lacagta ay ku bixiyaan qaxootiga u soo socda...

Lumista Baasaboorka Norway oo la adkeeyay qofka uu ka lumo ama laga xado..

0
dowlada norway ayaa adkeesay qaabka dib loogu helayo passporka dalkaasi hadii uu qofka ka lumo ama laga xado. madaxa waaxda ID-ga u qaabilsan boosliska Norway John...

Qaxooti u soo socday Dalka Norway oo lagu xiray Xuduuda Dalka Ruushk..

0
Ciidanka amaanka Dalka Ruushka ee FSB ayaa xiray ku dhawaad 5 ruux oo magangalyo raadis ah kuwaasi oo u soo socday dalka Norway sanadkii hore...

Norway oo abaalmarin siineysa Qaxootiga Dalkeeda iska dhiiba ee barta barnaamijka..

0
Norway oo kamid ah dalalka ay iska dhiibaan Qaxootiga ayaa markaan waxay qiimeyn ku sameeneysaa mid kamid ah barnaamijyada laga barto Dalkaasi. Barnaamikan oo loo...

Maxkamada Racfaanka oo Mahad Abiib u ogolaatay in lasoo hormariyo kiiskiisa..

0
Makamad darajada labaad ee racfaanka dalka norway ayaa markii ugu horeesay ogolaatay in kiiska Mahad Abiib loo soo hormariyo xili uu ku sugan yahay...

Ciid wanaagsan. Eid Mubarak. Glad Eid!

5
Ciid Wanaagsan ayaan leeyahay dhamaan akhristayaasha sharafta iyo qiimaha leh ee ku xiran boggaan Somaliska.com – Waa xili farxad iyo reyn reyn ay ku...