Home Wararka Maanta Wasiirad Norway ka tirsan oo loo heesto Sawir ay Facebook-ga soo dhigtay..

Wasiirad Norway ka tirsan oo loo heesto Sawir ay Facebook-ga soo dhigtay..

0

inkastoo ay goor danbe ay shaacisay raagalin ku aadan sawir ay isticmaashay wasiirad ka tirsan norway ayaa dhalisay dood ku aadan sababta ay sawir u isticmaashay iyadoo aan soo marin wax ogolaansho ah.

Wasiirada Cadaalada Norway ayaa sawirkan waxay u isticmaashay dhanka facebook iyadoo tusaalle isagoo qaadatay in sharciga laga ceshto dadka kasoo bar bar dagaalamay kooxda shabaab.

Sawirka ayaa asal ahaan waxaa iska leh wakaalada Wararka AP waxana dalka Nowray wakiil uga ah wakaalada Wararka ee NBT Scanpix.

Raisal Wasaaraha Dalka Norway Erna Solberg ayaa raali galin ka bixisay sawirkaasi ay wasiirada cadaalada soo galisay barteeda amar la.anta.

Listhaug ayaa hada sawirka ka bixisay facebook-ga ay leedahay maalinta talaadada waxana ay sheegtay in jimcihii ay soo dhigtay iyadoo raali galin ka bixisay.

Somaliska Norway

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here