Friday, May 17, 2024

Erna Solberg oo soo dagsatay App ay somalida aad u isticmaalaan iyo eedeyn loo...

0
Raisul wasaaraha Dalka Norway Erna Solberg ayaa lagu canaantay isticmaalka iyo soo dagsashada App Tiktok oo ah App laga leeyahay Dalka Shiinaha isla markana...

Sharciga ayaa dib looga ceshtay markii uu sheegay in Magaciisa qaldanyahay isagoo u tagay...

0
Francis Solomon wuxuu haystay wax kasta sida shaqo iyo nolol gudaha wadanka Norway lakin maalin ayuu go'ansaday in uu runta ka sheego magaciisa iyo...

iska Hubi Canshuurtaada Adigoo galaya Boga Skatteetaten, Waaxda Canshuurta Norway oo Codsi u dirtay...

0
Sanadka Sii dhamaanaya Waxaa la gaaray Xiliga dadka ay celinayaan ama ay helayaan Canshuurta Sanadkan iyadoo Dadka loo diray Canshuur Xisaabinta. Waaxda Canshuurada Norway ee...

Qaxooti u soo socday Dalka Norway oo lagu xiray Xuduuda Dalka Ruushk..

0
Ciidanka amaanka Dalka Ruushka eeĀ FSB ayaa xiray ku dhawaad 5 ruux oo magangalyo raadis ah kuwaasi oo u soo socday dalka Norway sanadkii hore...

Si aad u Hesho Basaboorka Norway Imisa Su.al ayaa ka Jawaabeysaa si waajib ah..

0
Tan iyo markii ay Xumaatay Xaalada Qaxootiga Dalka Norway isla markana ay soo baxeen Sharciyada Cusub waxaa Sharciyada kamid ah Su.aalo lagu waydiinayo si...

Barlamaanka Norway oo Raaligalin siiyay Gabar Somali ah oo lagu Magacaabo Nora.

0
inkastoo ay tahay Raaligalin ku aadan taageero Caruur kasoo horjeeda tarbiyeenta Waalidkooda hadana Barlamaanka Dalka Norway ayaa raaligalin siiyay Nora Ibrahim oo dalka dibadiisa...

Norway Isniinta oo la Shaacinayo Qorshaha Cusub ee Xukuumada Afarta Xisbi ka kooban.

0
HĆøyre, Frp, KrF iyo Venstre ayaa sida uu ogaaday NRK ayaa isniinta soo bandhigaya qorshahan cusub. Xisbiyada midigta oo maalmahanba shir ku aadan wada xaajood...

Norway Nin Toorey lagu dhaawacay oo isbitaalka magaalada Hamar la dhigay.

0
Ninkan daā€™da sodomeeyada ah oo la dhigay isbitaal kadib markii bartamaha magaalada lagu tooreeyey. Ninkan oo aan la sheegin inta uu dhaawaciisu la egyahay ayaa...

Norwey oo soo saareysa Sharci wadanka looga saarayo Darawalada Shisheeye ee ka xeeya Gadiidka...

0
Xukuumadda oo sharci kasoo saaraysa wadayaasha gaadiidka waaweyn ee safarka kuna xadgudba shuruucyada waddooyinka. Sida uu tebiyey telefishinkaĀ NRKĀ dowladda ayaa doonaysa in ay dalka ka saarto...

Ciid Wanaagsan Bahda Somaliska ku xiran Meelkasta oo aad Dunida ka joogtaan

1
Maamulka iyo Shaqaalaha warbaahinta somaliska ayaa bulshada ku xiran Somaliska waxay ugu hambalyeenayaan munaasibada Ciidul adxa. Guud ahaan umada Somaliyed waxay ka codsaneynaa in ay...