Thursday, May 2, 2024

Raisel Wasaaraha Norway oo sheegtay in dib loo celinayo Ajaanibta aan wadan Warqadaha cadeynta...

0
Dadka Ajaanibta ee aan soo bandhigi karin baaritaanka Corona inta ay soo galayaan Norway ayaa wajihi kara in dalka laga eryo, sida ay sheegtay...

Norway Hooyo Somaliyeed oo Afar sano iyo Bar Xabsi ah lagu Xukumay markii lagu...

0
Norway waxaa ka socda Qorsho Dowlada dalka kula Xisaabtameyso Waalidka heesta Caruurta kuwaasi oo si qalad ah kula Dhaqma. Sida uu qoray Joornalka Aftonpost Hooyo...

Maxkamadeynta Mahad Abiib oo soo dhamaatay isagoo ka hadlay Rajadiisa shari u soo celinta.

2
Mudo isbuuc ah kadib waxaa lasoo afjaray dhageysiga dacwada Mahad Abiib iyo Hay.ada UNE ee kasoo horjeeda in Mahad dib loogu celiyo Sharciga Dalka...

Norway oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga isdhiibay Sanadkii hore oo Somalida aan ku jirin.

0
Laanta Socdaalka dalka Norway ee UDI ayaa soo bandhigtay tirada guud ee qaxootiga iska dhiigay dalka Norway kuwaasi oo hoos uga dhacay tirada sanadihii...

Norway oo sheegtay in hoos u dhacday tirada dadka isguursaday ee dalkeeda.

0
Dowlada norway ayaa soo saartay tiro koob ku aadan dadka isguursaday sanadkii hore kadib markii ay hay'ada Xog aruurinta dalka SSB ay soo bandhigtay...

Ogeysiis Fanaanada Fartuun Birimo oo Show ku Qanabeysa Caasimada Stockholm ee Sweden

0
Fanaanada Fartuun Axmed Sahal ( Fartuun Birimo ) ayaa Show ku qabaneysa Caasimada Stockholm ee Sweden Showgaasi oo dhacaya 26 bisha sida ay sheegeen...

Dhibaato ka taagan Xiliga Nasashada Shaqaalaha ee Goobaha qaar

0
Waxaa wali jira cabashada ku aadan nasiinada maalin laha ah ee ay qaataan shaqaalaha xilliga shaqada. Shirkadaha ayaa ku kala duwan qaabka nasiinada xilliga shaqada...

Akhriso:- Qodobo Muhiim ah oo Dowlada Norway kusoo rogtay Dalkeeda

0
Dowlada Norway ayaa Xaalad Deg Deg ah ku rogtay Dalkeeda waxaana kamid ah in la xiro Goobaha Waxbarashada  Dalka iyadoo 15 qodob soo saartay. Qodobada...

Qaabka Sweden ula tacaashay Coronavirus oo lagu tilmaamay Hab Sax ah

0
Dalalka Norway iyo Denmark ayaa xiray guud ahaan Wadankooda si ay kaga taxadaraan Cudurka Caronavirus lakin Sweden ayaa Dalkeeda ku soo rogin wax xanibaad...

Dahabka oo gaaray Qiimaha ugu sareeyay kadib hoos u dhaca Dollar-ka

0
Dollar-ka ayaa soo wajahay Qiimo dhac aad u hooseeya marka la eego xaalada siyaasad ee u dhaxeysa wadamada Mareykanka iyo Shiina taasi ayaana keentay...