Home Wararka Denmark Labo Haween oo u dhashay Norway iyo Denmark oo lagu dilay Dalka...

Labo Haween oo u dhashay Norway iyo Denmark oo lagu dilay Dalka Morocco.

0

Maren Ueland oo 28 sano jir ah una dhalatay Dalka norway iyo Louisa Vesterager Jespersen oo 24 sano jir kana soo jeeda Denmark ayaa lagu dilay buuraha Dalka Morocco kuwasi oo meydkooda laga helay halkaasi.

Booliska Dalka Morocco ayaa goor dhow shaaciyay in 3 qof loo xiray dilka labada Haweyn sida uu shir jaraa.id ku sheegay wasiirka Arimaha gudaha ee dalkaasi.

Raga la qabtay mid kamid ah ayaa kaarkiisa aqoonsiga laga helay goobta lagu dilay labada haween halka labada kale la qabtay galabta oo talaado ah.

Booliska ayaa aaminsan in sadaxda qof ay ka danbeeyaan dilka loo geestay labada haweyn oo ahaa arday waxbarata kuwaasi oo dalxiis ahaan u joogay dalkaasi.

Somaliska Oslo

Xigasho/Aftonposten

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here