Saturday, May 18, 2024

Booliska Norway oo Xabsiga dhigay Somali lagu eedeeyay Argagixisnimo

0
Booliska Norway ayaa shaaciyay in ay xabsiga dhigeen nin looga shakisan yahay falal Argigixisanimo kaasi oo warbaahinta gudaha Norway ay qoreen in uu kasoo...

Norway:- Nin uu ku dhacay Cudurka Coronavirus oo lagu ganaaxay Lacag dhan 20,000 kr

0
Boliiska ku sugan Galbeedka  Norway ayaa ganaax lacageed oo dhan 20,000 oo karoon ah siiyay qof cudurka Coronavirus ah qaba kaasoo jabiyay karantiilkii guriga...

Tirada Qaxootigii ugu yaraa oo iska dhiibay Dalka Norway mudo 31 sano ah

0
Dalka Norway waxaa iska dhiibay Qaxootigii ugu yaraa sanadkan 2020 gudihiisa kuwaasi oo lagu sheegay 537 qof waana tiradii ugu yareed ee wadanka iska...

Norway iyo Denmark oo soo kordhiyay Sharciyo Cusub oo Corona la xiriira

0
Dowlada Norway iyo Denmark ayaa soo kordhiyay Sharciyo Cusub oo la xiriira xaalada Corona ee dib ugu soo laabtay dalalkan labada dal ayaana isbuucan...

Barlamaanka Norway oo Mamnuucay Guurka Ina Adeerka iyo ina Abtiga (Layaab)

0
Khamiista, aqlabiyada gudiga cadaalada ee baarlamaanka Norway (Stortinget) ayaa u codeeyay in la mamnuuco guurka inaadeerkii. Xisbiga shaqaalaha (AP) iyo xisbiga horumarka (FRP) ayaa...

Iceland Mahad Abiib oo loosoo Celinayo Dalka Norway..

1
Mahad Abiib Maxamuud oo dalka Norway tegay isagoo 14-jir ah sannadkii 2000 ayaa la filayaa in laga soo masaafuriyo dalka Iceland, iyadoo lagu soo...

Norway labo xisbi oo isku raacay in la xadido sida qofka looga cashan karo...

0
isbadalka ka jira qaarada yurub ee dhanka sharciyada waxa uu sameyn xoogan ku yeeshay dalka norway oo xiligan sameeyay sharciyo badan oo dhanka soogalootiga...

Norway oo laga Celiyay Sanadkan ku dhawaad 5,000 kun oo Ajaanib ah Wadankee ugu...

0
Ku dhawaad ​​5,000 oo ajaanib ah ayaa laga tarxiilay Norway sanadkan Bilayska Noorweey ayaa dhoofiyay 4,722 kun ajaanib ah 11kii bilood ee ugu horreeyay...

Xildhibaan ka tirsan Norway oo Hub laga helay Gurigiisa iyo Qof uu u hanjabay.

0
Xildhibaanka Frp Mazyar Keshvari ayaa laga mamnuucay inuu booqdo qofkii uu u hanjabay. Warka arrintan ku saabsan waxaa la wadaagay warbaahinta qaasatan wargeysyada VG iyo...

Norway oo sheegtay waqtiga uu bilaabanayo Sharciga Cusub ee ogolaanaya qaadashada labada dhalasho.

0
tan iyo sanadkii hore Dowlalada ayaa ku hoolaneyd waqtiga uu bilaabanayo sharciga cusub ee dadka dalka u ogolaanaya in ay qaataan labo dhalasho oo...