Sunday, May 19, 2024

Norway oo war kasoo saartay Safarada Dibada ee Xayiran

0
Dowladdu ayaa sii wadeysa xayiraadaha safarka ee soo bilaabatay 14-ka Maarso waxayna kala talineysaa dadweynaha safarka aanan muhiimka aheyn ee wadamada caalamka. Wasiirka arrimaha dibedda...

Dowlada Norway oo waqti dheer ku kordhisay Xayiraada dhanka Duulimaadka ee wadanka saaran

0
Dowlada Norway ayaa kordhisay mudada wadanka uu ka xiran yahay dhanka Safarada dibada taasi oo laga dhigay ilaa bisha Agoosta 20-keeda sida ay shir...

War Hada AH: Toogasho ka Dhacday Caasimada Oslo oo 19 Qof lagu Dhaawacay

0
Intii lagu guda jiray dabaaldeg ka socday Caasimada Oslo ayaa nin wuxuu rasaas ku furay goob lagu caweeyo ee Per oo ku taal goobta...

Qaxootiga Norway oo laga joojiyay Wareysiyada laanta socdaalka

0
Hay'ada Laanta Socdaalka Norway ayaa shaacisay in ay joojisay ama Hakisay guud ahaan wareysiyada laga qaadi lahaa qaxootiga iska dhiibay dalka ee mudada loo...

Xalay oo Saacada Sweden lagu kordhiyay Hal Saac Xiliga Saamarka..

0
Habeenkii xalay ayaa la badalay Saacada Sweden taasi oo lagu kordhiyay 1 Saac Waqtigii hore. Saacada la kordhiyay ayaa ku aadan xiliga Saamarka oo bilowday...

Sharciga oo loo Cusbooneysiinayo Shaqaalaha Ajaanibta ee Norway ku sugan

0
Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday in ay sharciga Dalka ay ku Cusbooneysiineyso Shaqaalaha Ajaanibta ee ku sugan Wadanka. Sharci u Cusbooneysiinta Shaqaalaha ayaa Salka ku...

Dowlada Norway oo xirtay Hooyo Somaliyed oo dhashay Shan Caruur Ah

0
Mid kamid ah Hooyooyinka Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Norway ayaa lagu soo eedeeyay inay xiriir la leedahay Daacish,waxayna Booliska dalkaasi ay ka qabteen xilli...

Dukaamada Ikea ee Norway oo la xiray dhamaan

0
Shirkada IKEA ayaa xiraysaa dhammaan howlaheeda Shaqo laga bilaabo Arbacada 08.04.2020 illaa laga gaarayo Talaadada 14ka Abriil. Badbaadada iyo caafimaadka shaqaalaheena iyo macaamiisheenna ayaa ah...

Norwey oo soo saareysa Sharci wadanka looga saarayo Darawalada Shisheeye ee ka xeeya Gadiidka...

0
Xukuumadda oo sharci kasoo saaraysa wadayaasha gaadiidka waaweyn ee safarka kuna xadgudba shuruucyada waddooyinka. Sida uu tebiyey telefishinka NRK dowladda ayaa doonaysa in ay dalka ka saarto...

lacagta Lagu Dalbado Basaboorka Norway oo Laga dhigay 6500 kr, Sharciga Cusub ee Bilaabanaya...

0
Dowlada norway gaar ahaan Barlamaanka Wadanka ayaa Badalay Qaabka lagu heli karo Dhalashada Wadanka waxaana lagu soo kordhiyay Sharuudo Cusub. Sanadka Cusub 1 January ayuu...