Sunday, May 19, 2024

Norway oo 22,000 karoon ku ganaaxeysa Qofka aanan Xiran Marada Afka

0
War-saxaafadeed kasoo baxay Booliska Norway ayaa lagu sheegay in booliisku rajaynayo in la raaco xeerarka cusub qof walbana uu masuuliyad iska saaro. Haddii tallada iyo...

Barlamaanka Midowga Yurub oo Haa ugu Codeeyay Heshiiska Cusub ee Magangalyodoonka

0
Barlamaanka Midowga Yurub ayaa haa ugu codeeyay Siyaasada Cusub ee Dadka Magangalyodoonka. Sharciga Cusub ee Wadamada Midowga Yurub oo ka kooban dhoor Qodob ayaa waxaa...

Midowga Yurub oo doonaya in la yareeyo lacagta ku baxda Caawinta Qaxootiga..

0
madama wadanka ingariiska uu ka baxayo Midowga yurub waxaa socota qorsho midowga yurub ay ku yareenayaan lacagta ay ku bixiyaan qaxootiga u soo socda...

Dayax Madoobaadkii ugu Waqtiga dheeraa oo Xalay ka dhacay Caalamka..

0
Inta badan dunidda waxaa xalay laga Arkay dayax Madoobaad , waxaana la sheegay in uu yahay Midkii ugu dheeraa ee Adduunka soo mara sanadyadii...

Norway Dadka ka shaqeeya Shirkada Boostooyinka (Posten norway) oo Shaqo la.aan ku soo wajahan.

0
Dalka Norway Shirkada qeebisa warqadaha ee boostada isla markana gaarsiisa Xaafadaha ayaa shirkad kale la gashay heshiis cusub. Shirkada BM ayaa shirkada Posten norway ku...

Dalka Norway oo kaalinta ugu horeysa ka galay dimuqraadiyadda Caalamka.

0
Norway waxay noqotay wadanka ugu wanaagsan ama sida ugu badan ugu dhaqma dimuqraadiyadda halka Talyaanigu uu si xoog leh hoos ugu dhacay. Dalka Norway ayaa...

SSB oo soo bandhigtay Tirada guud ee Qaxootiga ku nool Dalka Norway.

0
Tirada dadka soo galootiga ah iyo kuwa ay dhaleen ayaa tiradooda oo guud lagu sheegay inay tahay 944.202 oo qof.  Tiro koob ay samaysay waaxda...

Hooyo Yurub Xuseen Cismaan Ereg oo laga qaatay Sadax Caruur ah oo ay dhashay

0
Dhibaatada qaadashada carruurta Soomaalida Yurub ayaa ah mid sii kordhaysa,wayna ku adag tahay waalidka Soomaaliyeed in ay aqbalaan marka ay timaado in caruurtooda la...

Maxamed Rafiiq oo noqday 65 sano jir ka hortagay ninkii Weeraray masaajidka Al-noor ee...

0
Waa dhacdo warbaahinta gudaha Dalka norway hadal heysa 65 sano jir badbaadiyay nolosha dad badan oo ku tukanayay masaajid ku yaalla Banaanka hore ee...

Dalka Finland oo ku guuleestay Dalka ugu Farxada Badan Dunida markii Sadaxaad

0
Dalka Finland ayaa sanadkii saddexaad oo xiriir ah nqoday dalka ugu farxadda badan caalamka, sida lagu sheegay warbiixn maanta soo baxday. Cilmi-baarayaasha Warbixinta Farxadda Adduunka...