Caasimada Oslo Waxaad heleysaa 5,000 kr hadii aad iibsato Basakiilka Korontada
Sannadkii 2020, Oslo waxay ku dhawaaqday inay siinayso muwaadiniinta adeegsiga baaskiiladaha korontada ku shaqeeya.
go'anka ayaa salka ku haya dhanka Cimilada waxana dad badan ay heleen lacag...
Norway oo Mar kale u kordhisay Dadka Shaqo la’anta Mudada lagu helo Lacagta Dagpengar-ka
Dawladda Norway waxay soo jeedisay in dadka qaata lacagta shaqo la'aanta ee, laga bilaabo 1 Noofambar 2020, ay gaareen muddada ugu badan ee lacagta...
Sweden oo isbadal ku sameesay Xayiraadaha Saaran 3 Wadan oo Norway ku jirto
Dowladda ayaa ku dhawaaqday wax ka beddello gaar ah oo ku saabsan go'aanka lagu mamnuucayo safarka Sweden ee ka imanaya Boqortooyada Ingiriiska, Norway iyo Danmark.
Laga bilaabo...
Caasimada Oslo iyo Degmooyinka u dhow oo la xiray guud ahaan ( Akhriso Sharciyada...
Norway waxay si awood ah u xirtay guud ahaan Caasimada Oslo Sababo la xiriira Coronaha Cusub waxana Sharciyada Cusub iyo Xiritaanka uu yahay mid...
Sweden oo ku dhawaaqday Mamnuucista Safarada Norway ka imaanaya
Wasiirka arrimaha gudaha ee Iswiidhan, Mikael Dampere, ayaa ku dhawaaqay mamnuucida ka soo gelitaanka Norway ee Sweden, iyadoo lala xiriirinayo kororka kiisaska nooca cusub...
Erna Solberg ” Dadka ku nool Oslo waa in aysan u Bixin Gobolada kale...
Raiisel wasaare Erna Solberg (H) ayaa sheegtay in dadka noorwiijiga ah aan loo ogoleyn inay ka baxaan gobolka Oslo si ay u aadaan Gobolada...
Dowlada Norwey oo gabi ahaanba xireysa Iskuulada Waxbarashada Wadanka
Dowlada Noorweey ayaa biloowday diyaarinta gebi ahaanba xirida iskuulada iyo xanaanooyinka caruurta, laakiin waxay iska ilaalin doontaa ilaa inta ay suurta gal tahay, ayuu...
Sweden oo soo saareysa Sharciyo ku aadan Safarada Norway uga imaanaya
Caasimada Stockholm ayaa ku boorisay Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee Sweden, in dhammaan safarrada ka imanaya Norway laga qaado tijaabada Caafimaadka Corona.Mikael Dampre,
Wasiirka Arimaha...
Ilaa 50,000 kroner: Booliska Oslo ayaa laban laabaya ganaaxyada la xiriira corona
Booliska Oslo ayaa laba jibaaraya ganaaxyada dhowr dambi oo la xiriira corona.
Kuwa qabanqaabiya xafladaha oo jebiya xayiraadda haysashada in ka badan toban qof oo...
Norway Magaca Maxamed oo noqday midka ugu badan ee Wiilasha loo bixiyo
Dowlada Norway gaar ahaan Hay'ada SSB ayaa sanad walbo soo saarta tikoob ku aadan magacyada la bixiyay waxana sanadkii dhamaaday ugu badnaa magacyada Wiilashada...