Oslo oo laga diiwaan galiyay 22 Kiis oo Corona ah
Guud ahaan 22 kiis oo cusub oo cudurka corona ayaa laga diiwaan galiyay Oslo 24-kii saac ee la soo dhaafay - waxay ka hooseeyaan...
Norway: Xawaaladle Somali ah oo lagu heesto Dambi lacag dhaqis ah
Nin Somali ah Xawaaladle ah ayaa lagu soo oogtay Dacwad la xiriirta in uu sifo sharci daro ah wadanka ugu saaray Lacago tiro badan.
Joornalka...
Norway oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga iska dhiibay Dalkeeda Sanadkan kala barkiisa
tiro yar oo magangalyo doon ayaa iska dhibay Norway. Lixdii bilood ee ugu horreysay sanadka 2021.
448 qof ayaa codsaday magangalyo, tirokoobyo cusub oo ka...
Xeer ilaalinta oo dalbatay in la xiro Aabo iyo Caruurtiisa oo dhibaato u geestay...
Dalka Norway gaar ahaan Degmada Elverum waxaa ku soo dhamaatay dhageysiga Dacwad lagu qaadayay Aabe iyo labo Caruur oo uu dhalay.
Aabaha iyo Caruurta ayaa...
Norway oo Sweden kaga badan tirada Dadka u dhintay Xanuunka Cancerka
Intii u dhaxeysay 2010 iyo 2019, dad badan ayaa la soo sheegay inay u dhinteen kansar iyo cudurada sanbabada ee Norway marka loo eego...
Oslo: Hooyo lagu xukumay 21 Sano markii ay ceejis ku dishay labo Caruur ah...
Xukun 21 sano ah ayaa lagu xukumay hooyo dhalinyaro ah oo dishay labo caruur ah ay dhashay iyadoo xukunka lagu gaaray Maxkamada Oslo ee...
Caasimada Oslo oo bilaabeysaa talaalka Da’aada 18-jirka ee caafimaadka qaba
Galabnimada Talaadada, Dowlada Hoose ee Oslo ayaa ka bilaabi doonta degmada Bjerke talaalka 18-jirka.
Bjerke waa mid ka mid ah degmooyinka laga helay tallaalada dheeraadka...
Britain iyo Norway oo yeelanaya Heshiis Ganacsi oo xur ah
Dowlada Norway iyo UK ayaa yeelanaya heshiis Ganacsi oo xur ama free ah kaasi oo labada dal dhexmaraya kadib markii Dowlada UK ay ka...
Norway oo lagu dilay Wiil Somali ah, Qof loo qabtay Dilka
Sida laga soo xigtay Booliska Norway waxaa Xaafada Tøyen lagu dilay wiil 20 sano jir ah kaasi oo dilkiisa loo adeegsaday toorey.
Falkan oo dhacay...
Xisbiga Solberg oo ka joojinaya kaalmada lacageed waalidiinta aan isticmaalin xanaanooyinka
Toddobaadka dhammaadkiisii, shirkii qaran ee xisbiga muxaafidka (H) ayaa ka horyimid Erna Solberg. Waxay go'aansadeen inay ka saaraan kaalmada lacagta ee waalidiinta carruurta da'doodu u...