Norway oo Caabuqa Corona Mar kale ku sii kordhayo Gobolada Dalka
Toddobaadkii hore, 2,187 caabuq ayaa laga soo sheegay Norway - marka la barbar dhigo 1,428 usbuucii ka horreeyay, sida lagu sheegay ururinta wakaaladda wararka...
Caasimada Oslo oo soo bandhigtay Tirada Dadka diiday in laga talaalo Corona
Dhammaan dadka waaweyn ee Oslo waxaa loo soo bandhigay tallaalka corona. Laakiin weli waxaa magaalada ku sugan in ka badan 90,000 oo ah dad waaweyn...
Shirkada Diyaaradaha SAS oo maanta 75 Sano jirsatay, Maxaad kala socotaa Wadanka laga leeyahay
maanta waxaa 75 sano kasoo wareegatay markii la aas aasay shirkada SAS oo fadhigeedo ugu weyn yahay Sweden waxana magaca shirkada laga soo gaabiyay...
Norway: Mustafe Hassan oo Hay’adda UNE kaga guuleestay Maxkamada
Sheekada Mustafe Hassan oo aheyd mid qabsatay wadanka Norway ayaa dad badan ka caroodeen markii sharciga laga ceshtay mustafe ka horna walaaladiisa iyo hooyadiisa...
Norway oo mar kale dib u dhintay Fududeynta Xayiraadaha wadanka Saaran
dowlada Norway waxay markale ku dhawaaqday in dib loo dhigay qorshayaasha lagu fududeynayo xayiraadaha Corona ee wadanka ka jira .
Dawladu waxay ku sharaxday sababta iyadoo ka walwalsan faafida...
Sweden iyo Norway Qeybo kamid ah oo lagu arkay Holac ama Iftiin aan horay...
qeyb kamid ah Dalalka Sweden iyo Norway ayaa lagu arkay Iftiin kala duwan sida ay warbaahinta u sheegeen dadkii indhahooda ku arkay.
Habeenka Sabtida ayaa...
Norway oo joojisay Tarxiilista Qaxootiga ku nool Dalkaasi ee kaso jeeda Dalka…
Agaasinka soo galootiga dalkan Norway (UDI) iyo gudiga racfaanada soo galootiga (UNE) ayaa go aansaday in la joojiyo ku laabashada qasabka ah ee Afghanistan...
Oslo oo lagu aasay Labo Gabdhood oo Walaalo ah kuwaasi oo Biriq ku dhacday
Labada gabdhood ee walaalaha ah ee kala ah Benedicte iyo Victoria Myrset, oo 18 iyo 12 jir ahaa, oo ku dhintay danab kula dhacday...
Norway: 3 Bil oo lagu xukumay Nin Xaaskiisa u jir dilay Isticmaalka TikTok
Nin ayaa lagu xukumay 60 maalmood oo xabsi ah ka dib markii uu karbaashay, garaacay, laaday xaaskiisa ka dib markii ay isticmaashay Tiktok.
Markii ninka...
Norway: Codsiga Dowlada oo la Aqbalay, Tirada ilmaha dhashay oo korortay
The Norwegian government has twice reiterated that the birth rate in the country has dropped and that more people need to have more children.
The...