Home News in English CSN oo Fududeysay Dadka Deysan kara lacagta lagu barto Leysanka Gaari wadista...

CSN oo Fududeysay Dadka Deysan kara lacagta lagu barto Leysanka Gaari wadista (Körkort)

0
Foto: Stefan Jerrevång / TT

Hay’ada CSN ayaa wax ka badshey qaabka lagu amaahan karo lacagta lagu barto kaarka gaari wadista ee wadanka sweden.

Lacagta amaahda ayaa loo ogolaa qofka wax barta kaasi oo Hay’ada Waxbarashada ee CSN ka codsan kara lacagtaasi amaahda ah.

Hada waxaa lagu soo kordhiyay qof walbo oo 19 ilaa 20 sano jir ah isla markana dhameeyay dugsiga sare uu isna dalban karo lacagtaasi amaahda ah.

Lacagta ay bixineyso Hay’ada CSN ayaa ah mid loogu tala galay qofka doonaya in uu qaado gaarka gaariga lagu kaxeeyo si uu shaqo ugu helo wadanka.

Maanta Dalka Sweden waxa ugu horeeya in aad heysato kaarka gaari wadista ee loo yaqaano ( Körkort) si aad shaqo u hesho.

Somaliska Stockolm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here