Sanadkii 2017 Dowlada Sweden ayaa bilowday Cilmi baaris lagu sameenayo Baaritaanka Da'da Qaxootiga gaar ahaan Dadka dhalinyrada ah ee iska dhiibaya dalka
Sharciga oo Cilmi-baaristiisa...
Faafitaanka covid-19, fayraska RS iyo hargabka ee Iswiidhan ayaa wali sare u kacaya, sida ay sheegtay hay'adda caafimaadka dadwaynaha Norway . Intaa waxaa dheer,...
Kafia Hashi oo hadaba ka tirsan Golaha Deegaanka Oslo ayaa mar kale boos la hubo ugu soo baxday Musharixiinta Xisbiga AP ee Golaha Deegaanka...
Dhawaan Magaalada Lulea Waxaa lagu dilay wiil 8 sano jir ah kaasi oo dilkiisa kadib Booliska ay bilaabeen baaritaan ku aadan falkaasi.
Xeer ilaaliyaha guud...
Lix qof ayaa lagu tooriyeeyay saldhigga “Gare du Nord” ee magaalada Paris, kaasoo ka mid ah saldhigyada ugu mashquulka badan Yurub.
Idaacadda France Bleu ayaa ku sheegtay...
Liibaan oo Iswidhish ah oo asalkiisu yahay soo-galootiga, ayaa waayay canugiisa, kaas oo saddex sano ka hor ay kooxo burcad ah ku dhaawaceen Järva si...
Dowlada Sweden ayaa markii ugu horeesay Qiratay inaysan Buuxin Karin Sharuudaha Turkiga ee ku aadan ku Biirista MATO.
Turkiga ayaa Sweden iyo Finland ka Codsaday...
mudo dhoor sano kadib Dowlada Germalka ayaa bilaabeysa Fududeenta Dhalashada Dalka Germalka.
Mudada lagu qaato Dhalashada oo aheyd 8 sano ayaa laga dhigay 5 Sano...
Wiil lix sano jir ah ayaa rasaas ku furay fasal dugsi hoose oo ku yaalla bariga gobolka Virginia ee dalka Mareykanka, isagoo dhaawac halis...
Qarax ayaa ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Norrköping ee Dalka Sweden sida uu ku waramayo Joornalka Aftonbladet.
Qaraxa ayaa geestay burbur xoogan mana jirto...














