Wednesday, April 8, 2026
Wiill 21 jir ah ayaa toogasho lagu dilay tunnel ku yaalla xaafadda Rågsved ee koonfurta magaalada Stockholm. Booliska ayaa sidaasi sheegay Booliska ayaa sheegay in...
Wax badan ayaa halis ku jira marka maxkamada dastuuriga ah ee Faransiiska ay jimcaha maanta ka fikirto dib u habaynta hawlgabka ee muranka dhalisay. Waxaa...
Booliiska dalka Hungary ayaa helay 17 qof oo laga soo buuxiyay baabuur xamuul ah oo ka diiwaan gashan Turkiga. Muhaajiriinta ayaa u baahday daryeel...
Maxkamadda Göteborg ayaa xabsi iyo musaafurin ku xukuntay labo dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay kufsi ay u geysteen gabar 13 jir ah. Dhibbanaha ayaa heli doona in ka...
Maxkamad racfaan oo federaal ah oo ku taal Mareykanka ayaa xaqiijisay in kaniiniyada ilmo soo rididda ee ay ku jiraan mifepristone lasii isticmaali karo,...
Laga bilaabo 1-da Maajo, waxa mar kale suurtogal ah in lagu raaco tareenada tigidhka D-ga ee Jarmalka oo dhan 49 euro bishii. GERMANY: Tigidhka Jarmalka ee...
Dowladda Sweden ayaa ka fiirsaneysa in ay tallaabooyin adag ku soo rogto waalidiinta haddii ay diidaan in ay la shaqeeyaan adeegyada bulshada ee kiisaska la xiriira carruurtooda, oo...
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday Barnaamijka tirakoobka oo lagu sameenayo Guryaha la daganyahay iyadoo la ogaanayo cida ku nool Guriga. Dad badan ayaa hadal heyn...
Hooyada dhashay Wiil dhawaan Toogasho u geestay Macalimadiisa ayaa lagu soo eegay dacwada inay sabab u aheyd iyada. Dacwad oogayaasha ayaa ku soo oogay hooyo...
Pentagon-ka ayaa sheegay in ay baarayaan cidda hela dukumentiyada sirta ah ee nooca internetka lagu faafiyay iyo sida loo qeybiyay. Chris Meagher, oo ah xoghayaha...