Nin 35 jir ah oo lagu xiray dalka Jarmalka oo looga shakisan yahay dilkii Taksiile loogu geystay magaalada Bergsjön ee Göteborg deyrtii hore ayaa...
Codbixiyayaal Hindi ah ayaa doortay Haweeney 30-jirka ah, laba toddobaad ka dib dhimashadeeda.
Ashiya Bi ayaa heshay ku dhawaad 44 boqolkiiba codadka doorashada dowladaha hoose...
Magaalada Stockholm ayaa 102 milyan karoon ku bixineysa dugsiyada hoose ee magaalada. Ku dhawaaqistan ayaa timid ka dib markii ay mudaharaad sameeyeen shaqaalaha dugsiga...
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inuu aqbali doono wareeg cusub oo doorasho ah haddii uu heli waayo in ka badan 50 boqolkiiba doorashada...
Guddida doorashada Turkiga ayaa ku dhawaaqay natiijadii codadka ee shalay la dhiibtay ee Madaxtooyada.
Saddexda musharrax ee ku loollamay codadkii la dhiibtay ayaa kala helay.
1:...
Wararka laga helayo dalka Denmark ayaa sheegaya in muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay magaalada Copenhagen ee caasimadda u ah dalkaas.
Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Rabiile...
Sweden ayaa sheegtay inay sameyn doonto warbixino kala duwan oo laga sii deyn doono warbaahinta dalalka caalamka iyo baraha bulshada, kuwaasoo qaxootiga iyo magan-galyadoonka...
Musharaxa xisbiga saddexaad Muharrem Ince ayaa Khamiistii isaga haray doorashada aadka la isugu dhow yahay ee madaxweynaha Turkey, taasi oo ah tallaabo lama filaan...
Ku dhawaaqista bilawga baadhitaan cusub oo ku saabsan shuruudaha jinsiyadda ayaa lagu sheegay shir jaraa'id oo uu wasiirku la qaatay hogaamiyaha xisbiga SD ahna...
Booliska ayaa baaraya fal dambiyeed halis ah oo la sheegay inuu ka dhacay magaalada Borlänge xilli fiid ah.
Nin ayaa la sheegay in loo qaaday...















