Tuesday, January 27, 2026
Ruushka ayaa hadda qatarta ugu weyn ku haya ammaanka Sweden, sida uu sheegay booliska amniga Sweden (Säpo). Dagaalka gardarada ah ee Ruushku ku hayo Ukrain...
Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay fiidnimadii Khamiista afar gantaal oo istiraatiji ah, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Kuuriyada Koonfureed ee Yonhap. Gantaaladaasi waxay ku...
Macalin wax ka dhiga iskuul gaar loo leeyahay oo ku yaala koonfur galbeed dalka Faransiiska ayaa lagu dilay weerar mindi loo adeegsaday oo uu...
Dowlada Mareyakanka ayaa soo saartay Sharci Cusub oo ku aadan dadka dalkaasi imaanaya ee kasoo galaya dhanka Xaduuda. Sharciga ayaana ah mid looga hortagayo Qul-Qulka...
Wariye ka tirsan TV-ga iyo gabar sagaal jir ah ayaa lagu dilay magaalada Orlando ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka, sida ay sheegeen booliska...
Taliye ku xigeenkii booliiska qaranka Sweden iyo taliyihii booliiska gobolka Stockholm Mats Löfving ayaa meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaala magaalada Norrköping, sida...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa dhaleeceeyay hakinta Ruushka ee heshiiska New Start, laakiin wuxuu sheegay inaysan jirin wax muujinaya in Vladimir Putin uu adeegsan...
Dowladda iyo xisbiyada SD ayaa isku dhac ku dhexmaraya arrin ku saabsan magacaabista madaxda cusub ee dowladda, sida ay shaacisay Expressen. masuuliyiinta sare ee labada...
Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Denmark, Claus Hjort Frederiksen, ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu gudbiyay xog sir ah. Arintan ayaa dhacday ka dib markii...
Ruushka ayaa joojinaya ka qayb galka heshiiska hub ka dhigista nukliyeerka ee New Start, laakiin kama baxayo, ayuu ku dhawaaqay madaxweyne Vladimir Putin. Wadahadallada u...