Wednesday, April 8, 2026
Dowladda Sweden ayaa maanta go’aan ku gaartay in ay Ankara u gacan geliso muwaadin Turki ah oo lagu helay dambiyo daroogo oo dalkiisa ka dhacay, loogana...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa rajaynaya "tallaabooyin la taaban karo" oo ka yimaada dhinaca Iswidhan ka hor inta aan la ansixin codsiga NATO. Hadalkan...
Iswiidhan ayaa u ogolaandoonta NATO in ay askar geyso dalkeeda xitaa ka hor inta aan si rasmi ah loo ansixin codsiga xubinnimada Iswidhan, sida...
Qarax ayaa ka dhacay masjid ku yaalla waqooyiga gobolka Badakhshan ee dalka Afghanistan. qaraxa ayaa l dhacay intii lagu guda jiray aaska mas’uul sare. Waxay...
Dhowr qof oo ay ku jiraan carruur ayaa ku dhaawacmay weerar mindi loo adeegsaday oo wax yar ka hor ka dhacay dalka Faransiiska Wasiirka arrimaha gudaha ee...
Ururka Kominal , oo ka mid ah ururada shaqaalaha ee ugu waaweyn Sweden, ayaa ku dhawaaqay heshiis cusub oo shaqo oo loogu talagalay shaqaalaha...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleysay doorashadii ku celiska aheyd ee madaxweynaha waddanka Turkiga, kadib markii uu helay in ka badan 52%,...
Musharaxa Madaxweyne ee Isbaheysiga ATA Sinan Ogan ayaa ku dhawaaqay inuu taageeray  Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Xisbiga AKP Recep Tayyip Erdogan wareega labaad ee doorashada...
Afar nin ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kadib markii ay nin 47 jir ah ku dileen Huddinge Noofambar 2021. Laba eedaysane oo kale ayaa...
Sida uu sheegay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee Ruushka Alexander Grushko oo ay soo xigatay wakaaladda wararka ee Ruushka ee TASS Dalalka reer galbeedka...