Home Wararka Maanta Erdogan oo mar kale ku guuleestay Madaxweynaha Cusub ee Dalka Turkiga

Erdogan oo mar kale ku guuleestay Madaxweynaha Cusub ee Dalka Turkiga

0
Photo by Adem ALTAN / AFP

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleysay doorashadii ku celiska aheyd ee madaxweynaha waddanka Turkiga, kadib markii uu helay in ka badan 52%, sida shaacisay walaaladda wararka ee AFP.

Codadkii ilaa hadda la tiriyay ayuu Erdogan ku guuleystay 52.3 boqolkiiba, halka Kemal Kilicdaroglu uu helay 47.7 boqolkiiba, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Anadolu.

Afhayeenka xisbiga talada haya ee Erdogan, Omer Celik, ayaa si gooni gooni ah u sheegay in uu taageero xooggan ay shacabka Turkigu siiyeen madaxweynaha la doortay.

Guusha Erdogan waxa ay sii dheerayn doontaa xukunkiisa.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here