Home Wararka Caalamka Sweden oo Ciidanka NATO u ogolaaneysa Dalkeeda ka hor ku biirista

Sweden oo Ciidanka NATO u ogolaaneysa Dalkeeda ka hor ku biirista

0
Foto: Stefan Jerrevång / TT

Iswiidhan ayaa u ogolaandoonta NATO in ay askar geyso dalkeeda xitaa ka hor inta aan si rasmi ah loo ansixin codsiga xubinnimada Iswidhan, sida ay sheegeen ra’iisul wasaaraha iyo wasiirka gaashaandhigga.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here