Sunday, July 5, 2026
Tirada dadka ku dhintay Kenya Arbacadii dibad-baxyo looga soo horjeeday qiimaha maciishadda ayaa kor u kacday iyadoo markii hore ahayd lix qof waxayna gaartay...
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay adkeeneyso Sharuudaha dadka doonaya inay u dacwoodaan Qoyskooda ku sugan Dalka Dibadiisa marka ay helaan Sharciga Dalka. Sharciga...
Dowlada iyo Xisbiga SD ayaa ku heshiyay Heshiisyo lagu adkeenayo Qaxootiga ama Socdaalka Sweden heshiiska oo loo yaqaano (Tidöavtale). Bisha December bilowgeeda ee dhamaadka Sanadkan...
Dowlada Giriiga gaar ahaan Ciidanka Bada ayaa la sheegay in ay Cadaadis xoogan Saarayaan Doomaha ka gudba bada u dhaxeysa Giriiga iyo Turkiga oo...
Dowlada Germalka ayaa u baahan hal Malyan oo Qaxooti ah kuwaasi oo daboolaya Baahida ka taagan Dalkaasi ee dhanka Shaqaalaha. Madaxa Macadka Kiel Institute for...
Todobaadyo Caro xoogan ka dhalatay Dunida islaamka ee ku aadan Falka lagu gubay Quraanka kariimka waxaa dhacdadaasi ka hadlay Madaxweynaha Mareykanka Biden ayaa sheegay in...
Bartamaha Caasimada Stockholm waxaa shalay oo Axad ah lagu qabtay Banaan-bax weyn oo looga soo horjeedo gubista quraanka Kariimka. Dhawaan ayay aheyd markii quraanka Kariimka...
Xaalad amaan oo halis ah ayaa ka taagan ama laga dareemayaa Sweden gaar ahaan Safaarada ay ku leedahay Adduunka iyadoo gudaha ay jirto cabsi...
Iyada oo ay hoos u dhaceen rabshadihii muddada toddobaadka ah ka socday dalka Faransiiska, ayaa haatan Qaramada Midoobay iyo ururada xuquuqda aadanaha ee caalamiga...
Telfoonnada casriga ah ayaa saameyn badan ku yeeshay waxbarashada ardayda caalamka, waxaana qaar badan oo kamid ah ardayda ku mashquulaan telfoonkooda iyaga oo dhax...