Home Wararka Caalamka Toogasho Cusub oo saaka ka dhaday Magaalada Uppsala

Toogasho Cusub oo saaka ka dhaday Magaalada Uppsala

0
Foto: Jonas Carnesten/Sveriges Radio

Qof dhaawac halis ah qaba ayaa loo qaaday isbitaalka kadib markii lagu toogtay Uppsala.

Toogashada ayaa la sheegay in lala damacsanaa nin ay qaraabo yihiin hogaamiyaha kooxda gaangiska Rawa Majid balse waxaa la sheegay in uu ahaa qof kale oo la toogtay, sida uu sheegay SVT.

Qof dhaawac ah ayaa laga helay jaranjarada guri ku yaalla uppsala. kaasi oo qaraabo la ah Rawa Majid lakin waxa uu noqday qof kale markii la baaray sida ku cad xogta SVT.

xogta bilayska ayaa ah in uu ku saabsan yahay qof aan wax xiriir ah la lahayn iskahorimaadyada labada koox ee gaagiska ah sida uu sheegay SVT Nyheter.

Dhaawaca ninkan ayaa loo qaaday isbitaalka. Booliska ayaan wali cidna u soo qaban.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here