Tuesday, January 27, 2026
Ugu yaraan 56 qof ayaa ku dhintay 595 kalena way ku dhaawacmeen dagaalladii Sabtidii shalay ka dhacay magaalada Khartoum, sida uu sheegay ururka dhakhaatiirta...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa saxiixay sharciga muranka dhaliyay ee da'da howlgabnimada ka dhigaya 62 ilaa 64 sano. Madaxweynaha ayaa saxiixiisa ku dhejiyay sharciga cusub...
Xisbiyada Dhisay Dowlada oo garab ka helaya Xisbiga Midig Fog ee Sverigedemokraterna ayaa ku heshiiyay in la kordhiyo Maalmaha laba laamba ee loo yaqaano...
Wiill 21 jir ah ayaa toogasho lagu dilay tunnel ku yaalla xaafadda Rågsved ee koonfurta magaalada Stockholm. Booliska ayaa sidaasi sheegay Booliska ayaa sheegay in...
Wax badan ayaa halis ku jira marka maxkamada dastuuriga ah ee Faransiiska ay jimcaha maanta ka fikirto dib u habaynta hawlgabka ee muranka dhalisay. Waxaa...
Booliiska dalka Hungary ayaa helay 17 qof oo laga soo buuxiyay baabuur xamuul ah oo ka diiwaan gashan Turkiga. Muhaajiriinta ayaa u baahday daryeel...
Maxkamadda Göteborg ayaa xabsi iyo musaafurin ku xukuntay labo dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay kufsi ay u geysteen gabar 13 jir ah. Dhibbanaha ayaa heli doona in ka...
Maxkamad racfaan oo federaal ah oo ku taal Mareykanka ayaa xaqiijisay in kaniiniyada ilmo soo rididda ee ay ku jiraan mifepristone lasii isticmaali karo,...
Laga bilaabo 1-da Maajo, waxa mar kale suurtogal ah in lagu raaco tareenada tigidhka D-ga ee Jarmalka oo dhan 49 euro bishii. GERMANY: Tigidhka Jarmalka ee...
Dowladda Sweden ayaa ka fiirsaneysa in ay tallaabooyin adag ku soo rogto waalidiinta haddii ay diidaan in ay la shaqeeyaan adeegyada bulshada ee kiisaska la xiriira carruurtooda, oo...