Tuesday, April 7, 2026
Dowladda Australia ayaa sheegtay in ay dhimi doonto kalabar soo galootiga labo sano gudahooda iyadoo isku dayaysa in ay hagaajiso nidaamka socdaalka. Waxay qorsheyneysaa in...
In ka badan boqolaskari oo ka tirsan ciidamada Israa’iil ayaa dhintay tan iyo markii ay bilaabeen dagaalka dhulka ah ee ay Qasa ku hayaan...
Xamaas ayaa ka digtay in wax la haystayaal ah aysan ka bixi doonin Qasa iyagoo nool haddii aan la fulin dalabaadkooda. "Cadowga gumeystaha ah iyo...
Nin Falastiini ah oo 22 jir ah ayaa ka sheekeeyay sida ay isaga iyo tobanaan kale u xidheen Ciidamada Difaaca Israa’iil ee ku sugan...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa ku tilmaamay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inuu yahay "Gole ma dhalays ah", kaas oo, sida...
Maamulka Mareykanka ayaa ansixiyay in Israa’iil laga iibiyo hub degdeg ah, kaddib markii ay is khilaafeen Congress-ka, sida uu dhigayo sharciga xakameynta dhoofinta hubka,...
Kumanaan Israa’iiliyiin ah ayaa isugu soo baxay fiidnimadii xalay magaalada Talaabiib, iyagii dalbanaya in la sii daayo dhammaan la haystayaasha, kuwaas oo tiradoodu tahay...
Saddex qof ayaa laga helay bannaanka hore ee Hovsjö ee Södertälje iyagoo qaba Dhaawacyo Rasaas av sida uu booliisku ku qoray bogga maamulka. Saddexdaba...
Waalidiinta lix qoys oo Soomaali ah ayaa u wakiishay shirkad sharci oo fadhigeedu yahay dalka Maraykanka, dacwad ka dhan ah iskuulada St. Louis Park,...
Waxaa la filayaa in dugsiyada hoose/dhexe ee dalkan Iswiidhan ay gebi ahaanba Mamnuucaan aaladaha mobilada ee ardayda sida ku cad soo jeedinta xisbiyada dowladda...