Xisbiga moderaterna ayaa balan qaaday lacag dheeraad ah oo lagu caawinayo dadka xanuunsan ee u baahan daryeelka.
Lacagta ayaa si gooni ah loogu caawindoonaa dadka la xanuunsan cudurka Kansarka kuwaasi oo aan helin daryel deg deg ah.
xisbiga ayaa balan qaaday...
Ugu yaraan seddex murashax oo Soomaali ah ayaa u tartamaya xildhibaannimada Baarlamaanka Sweden, doorashada dalkaas ka dhici doonta 9 Siteembar 2018.
Laba ka mid ah waxay ka wada tirsan yihiin xisbiga talada haya ee Social Democrats, waxayna ka ololaynayaan magaalada...
inkastoo uu xisbiga sverigedemokraterna soo bandhigay ku dhawaad 200 oo qorsho ee ku aadan hogaaminta dalka ayaa dhanka kale waxaa jira dhoor arimood oo ugu muhiimsan qorshah xisbiga.
Warbaahinta Somaliska ayaana soo aruurisay sharciyada ugu waa weyn ee xisbiga sverigedemokraterna ee cunsuriga...
doorashada sweden ayaa mareysa meel wanaagsan waxana dadka badankooda dhiibanayaan codka doorashada oo labo ah.
Dadka heesta sharciga daganaansha ayaa dhiibanaya hal cod oo kaliya halka dadka kale ee Heesta kaarka muwaadinka ayaa codeenaya labo jeer.
Codkaga waa badali kartaa.
Sida uu...
doorashada sweden ayaa mareysa meel wanaagsan waxana dadweynaha reer Sweden ka qeyb qaadanayaan codkooda.
lama shaacin karo xiligan xisbiga ku horeeya doorashada hase yeeshee dadweynaha reer sweden iyo kuwa warbaahintaa. ayaa saadaasha siinaya sadaxda xisbi ee ugu horeeya iyo kuwa...
banaanbaxyo xoogan ayaa ka socda dalka Germalka kuwaasi oo dhigayaan kooxaha cunsuriyiinta midigta fog ee kasoo horjeeda qaxootiga dalkaasi.
Banaanbaxa oo iskugu soo baxeen kumanaan dada ayaa ka dhacay caasimada Chemnitz halkaasi oo lagu weeraray dad badan oo qaxooti ku jiraan.
rabshadaha...
xisbiga Centerpartiet oo kamid ah xisbiyada sida aadka ugu jira doorashada ayaa sheegay in uu diirada saarayo xaquuqda dadka lixaadka laheen kuwaasi oo u baahan caawinta ( personlig
assistent)
xisbiga ayaa soo bandhigay dhoor arimood oo ku jirto caawinta dadka aan lixaadka laheen...
iyadoo doorashada sweden ka harsantahay maalmo qura xiliga ay soo dhamaaneyso waxaa balamo cusub soo bandhigay xisbiga Socialdemokraterna oo sheegay in waalidka la siinayo maalmo dheeraad ah.
xisbiga ayaana sheegay in waalidka iyo caruurta lasiinayo isbuuc fasax ah ama farii ah...
Xisbiga Sverigedemokraterna ee ku caanbaxay dhanka cunsuruga ayaa ku dhawaaqay go.an adag kaasi oo saameyn ku yeelanaya dhanka qaxootiga dalka imaanaya.
Sharciga ama go.anka ayaa quseeya Qaxootiga laga soo qaado dalalka kale ee yimaada Dalka Sweden kuwaasi oo hay.ada UNHCR ay...
habeenkii xalay waxaa dab la qabadsiiyay labo xafiisyo kuwaasi oo dab la dhexdhigay sida uu sheegay booliska.
abaaro 02.35 ee xalay saqdii dhexe ayaa taahir la gubay lagu tuuray xafiiska qaranka ee Tensta hase yeeshee dabka taahirka ayaa la damiyay inta...