Home Wararka Maanta Annie Lööf oo Shaacisay in ay ku fashilmatay iskudaygii ay ku sameesay...

Annie Lööf oo Shaacisay in ay ku fashilmatay iskudaygii ay ku sameesay Dowlada Cusub.

0

Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet Annie ayaa isku dayday tijaaba ay ku sameeneyso Dowlada Cusub kadib Markii Afayeenka Barlamaanka uu siiyay fursadaasi.

Annie Lööf oo la kulantay guud ahaan Hogaamiyaasha Xisbiyada ayaa ku guuldareesatay in ay ka dhaadhacsiiso sidii Dowlad cusub u soo dhisi laheyd.

dhibaatada ugu adag ee la kulantay ayaa aheyd kadib markii xisbiga Socialdemokraterna uu soo jeediyay in Stefan uu noqdo Raisal wasarahaha Dalka dhanka kale Xisbiga Moderateka oo asna soo jeediyay in Ulf uu noqdo Raisal wasaaraha Dalka.

Shirkeeda Jaraa.id ayay ku sheegtay in aysan jirin sabab ay ku sii wado Dadaalkeeda madama laga diiday Xal raadinta ay waday.

Afayeenka Barlamaanka Andreas Norlén ayaa hada go.an saday in uu fiiriyo Arimaha kale ee dhici kara.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here