Home Wararka Maanta Shirkada Ikea oo Shaqada ka Fadhiisineysa 7,500 kun oo Shaqaalo ah iyo...

Shirkada Ikea oo Shaqada ka Fadhiisineysa 7,500 kun oo Shaqaalo ah iyo isbadal lagu sameenayo Shirkada.

0

Shirkada Ikea oo Shaqada ka Fadhiisineysa 7,500 kun oo Shaqaalo ah iyo isbadal lagu sameenayo Shirkada.

Shirkada Ikea oo ku caanbaxday iibinta Alaabaha Guryaha la dhigto ayaa shaacisay in 7500 kun oo Shaqaalo ah ay Shaqada ka fadhiisineyso kuwaasi oo ku sugan Caalamka.

Dalka Sweden ayaa Qeyb u helaya 650 Qof oo Shaqada ka fadhiisandoona iyadoo sababta lagu sheegay Dib u habeyn lagu sameenayo Qaabka Shirkada ay wax u iibiso.

Qaabka Cusub ee Shirkada loo badalayo ayaa shaqaaley siindoonta 11,500 kun oo Shaqaalo Cusub kuwaasi oo la jaanqaadaya Qaabka Cusub.

Madaxa Sweden ee Shirkada Ikea ayaa sheegay in Hanaanka Cusub uu la jaanqaadayo Casriga maanta iyadoo shirkada laga furayo Xaruumo dhoor ah oo Faras magaalaha ku yaalla.

Xigasho SVT

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here