Home Wararka Maanta Hogaamiyaasha iskuulada Muslimiinta Sweden oo la xiray kuwaasi oo lagu heesto.

Hogaamiyaasha iskuulada Muslimiinta Sweden oo la xiray kuwaasi oo lagu heesto.

0

Booliska Dalka Sweden ayaa xabsiga dhigay hogaamiyaasha iskuulada Muslimiinta dalka Sweden.

Hogaamiyaasha la xiray ayaa looga shakiyay xadista ama Qayaaneynta lacago sida uu qoray joornaalka Aftonpladet.

Dadka la xiray ayaa hada ku jira Gacanta booliska waxana socota wareysiyo la xiriira kiiska lagu soo eedeeyay lakin hogaamiyasha la xiray ayaa dhankooda sheegay in aysan galin wax danbi ah.

Ururka ayaa maamulo iskuulo badan oo muslimiin ah waxana kamid ah iskuul dhoor jeer loo jeediyay dhaleeceen kaga tamid hay.ada waxbarashada sweden Skolverket sida in xiliyada cashirada ay ardayda tukan karaan salaada.

Xigasho TT

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here