Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa meel mariyay lacag dhan 95.3 bilyan oo doolar oo gargaar shisheeye ah, kaasoo ay ku jirto caawinta Ukraine iyo Israel...
Laba wariye oo ka tirsan warbaahinta Aljazeera oo kala ah Ismail Abu Omar iyo Ahmad Matar, ayaa ku dhaawacmay duqayn cirka ah oo Israel...
Madaxa shirkada difaaca iyo hubka ee ugu weyn Jarmalka Rheinmetall ayaa u sheegay BBC in Yurub ay u baadan tahay muddo toban sano ah...
Duqeyn ay ciidamada Israa’iil ka geysteen Rafax oo ka tirsan Gaza ayaa waxaa ku dhintay 67 Falastiiniyiin ah, waxaana ku dhaawacmay in ka badan...
Maxkamad racfaan oo ku taal dalka Holland ayaa ku amartay dowladda Holland in ay ka hor istaagto in qeybo ka mid ah diyaaradaha dagaalka...
Shan ka mid ah ciidamada Marines-ka Mareykanka ee ku dhintay shil diyaaradeed xilli ay ka soo duulayeen Nevada kuna sii jeedeen California horraantii toddobaadkan...
Tan iyo markii uu bilaabay duulaankiisa Ukraine bishii Febraayo ee sanadkii 2022 ilaa hadda, madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ma uusan siin wareysi saxafiyiinta reer...
Maxay wadaagaan Senator-ka Mareykanka ee Delaware iyo Hogaamiyaha Jarmalku? Jawaabtu waa, wax aad u badan.
Chris Coons iyo Olaf Scholz ayaa ku kulmay caasimadda Washington...
Ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa Jimcihii sheegay inuu ku amray milateriga dalkiisu inay diyaariyaan qorshe dadka rayidka ah looga daadguraynayo magaalada Rafax ee...
Booliska Norway ee qaabilsan danbiyada agaasiman ee dhaqaalaha la xiriira ayaa kiis-dacwadeed baaritaan ah ku furay wasiiradii hore ee dhaqanka Norway, Anette Trettebergstuen.
Kiiska baaritaanka...













