Home Wararka Caalamka Shan ka mid ah ciidamada Marines-ka Mareykanka oo dhintay xilli ay...

Shan ka mid ah ciidamada Marines-ka Mareykanka oo dhintay xilli ay ka soo duulayeen Nevada kuna sii jeedeen California

0
In this undated file photo released by the Taiwan Ministry of Defense, a Chinese PLA J-16 fighter jet flies in an undisclosed location. China sent a record 28 fighter jets, 14 of them J-16s, towards the self-ruled island of Taiwan on Tuesday, June 15, 2021, the island's defense ministry said, the largest such display of force since China started flying planes towards the island last year. (Taiwan Ministry of Defense via AP)

Shan ka mid ah ciidamada Marines-ka Mareykanka ee ku dhintay shil diyaaradeed xilli ay ka soo duulayeen Nevada kuna sii jeedeen California horraantii toddobaadkan ayaa la aqoonsaday.

Helicopter-ka oo nooceedu ahaa Marine Corps CH-53E Super Stallion, ayaa la waayay Arbacadii, waxaana markii dambe laga helay dhul buuraley ah oo ku yaala California.

Diyaaradda helicopter-ka ayaa ku jirtay duulimaad tababar ah oo iyadoo ka soo duushay saldhig ciidamada cirka ee Nevada, kuna wajahneyd xarun diyaaradeed oo ku dhow San Diego.

Wali waxaa la baarayaa sababta keentay burburka diyaaradda.

Diyaaradda helicopter-ka ayaa markii dambe laga helay buuraha California ee barafku qariyay – oo qiyaastii 45 mayl (74km) u jirta goobta ay ku socotay.

“Waa murugo qoto dheer in aan la wadaago dhimashada shan ka mid ah ciidankeena badda oo kal ah 3d Marine Aircraft Wing iyo ‘Flying Tigers,” Maj Gen Michael J Borgschulte, taliyaha 3rd Marine Aircraft Wing, ayaa ku yiri bayaan. Khamiis.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here