Dowlada Jarmalka ayaa dib u dejin u sameysay 154 qof oo Qaxooti Soomaali ah, kuwaasoo xalay laga duuliyey magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya...
Waxaa maanta oo arbaco ah la filayaa in baarlamanka uu meel mariyo sharci kordhinaya da’da lagu galo hawlgabka.
Sida uu qorayo hindisaha sharciga ee baarlamanku...
Waa dhacdo hadal hayn badan dhalisay kana farxisay Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim oo loo garan ogyahay (Cabdiraxmaan Waryaa) isla markaana mudo dhowr sano ah daris...
Raisal Wasaaraha Sweden löfven ayaa ka hadlay Cabsida laga qabo imaatinka Qaxooti tirada badan ee Suuriyaanka kuwaasi oo kasoo cararaya farogalinta Turkiga uu ku...
Qiimaha Lacagta Kaarka SL-ka ee Gadiidka Stockholm ayaa la kordhindoonaa labo bil kadib oo ku beegan Bisha January ee Sanadka 2020 Qorshaha oo qeyb...
Maamulka Xisbiga Kristdemokraterna ayaa keenay hindise ah in dadka doonaya inay helaan iqaamadda abadiga ah ee Sweden lagu xujeeyo inay ku baasaan imtixaan dhanka...
Dowlada Turkiga ayaa shaaca ka qaaday in ay soo fasaxeyso Qaxootiga suuriya oo gaaraya 3 Milyan hadii Midowga yurub uu kasoo horjeesto Hawlgalka Turkiga...
Sharci Cusub ayaa ka bilaabanaya Degmada Täby kaasi oo lagu Mamnuucayo Dadka dawarsada ama tuugsada ee Degmada ku nool waana Degmadii labaad ee Sharcigan...
Dowladda Sweden ayay u badan tahay inay sii amba qaaddo hindise ku dhisan in si intii hore ka badan loo simo dhaqaalaha degmooyinka iyo...
Masaajidka Towfiiq ee ka dhisan Caasimada Norway ayaa laga jaray lacagta Deeqda ee Dowlada ugu tala gashay kadib markii khilaaf soo dhexgalay Maamulka Masaajidka...














