Kadib shir jaraa'id oo ay qabteen Waaxda Caafimaadka Dadweynaha gaar ahaan qeybta Microbiology-ga ayaa lagu soo bandhigay in dhimashada Sweden ee Coronavirus ay gaartay...
Labo kamid ah wasiirada Sweden ayaa maanta shir jaraa'id ku soo bandhigay lacag gaareysa 100 milyan kr oo lagu caawinayo Dadka ku jira bulshada...
Diyaarada Ryanair ayaa bilaabeysa duulimaadkeeda Yurub bisha July Kowdeeda Sida maanta ay Shir jaraa'id ku shaaciyeen Maamulka Shirkada Dulimaadyada ee Ryanair duulimaadkaasi oo gaaraya...
Caruurtii agoonta ahayd ee Hooyadood looga qaatay bishii February magaaladda Grand Forks ee gobolka Minnesota ayaa maanta lagu wareejiyay 5 kamid ah Ahmed Adan...
Haweeneyda Shaqaalaha Samafalka ee u dhalatay Talyaaniga ee la soo badbaadiyey ayaa waxay markii ugu horeysay ka hadashay Xaalladii ay ku sugnayd muddadii afduubka...
Maxkamada Degmada Stockholm ayaa Xabsi 4 sano ku xukuntay nin ka tirsanaa Shaqaalaha bangiga Swebank kaasi oo qaar kamid macaamiisha bangiga kala wareegay lacag...
Kadib shir jaraa'id oo dowlada qabatay maanta waxaa lagu soo bandhigay lacag gaareysa 3 bilyan oo dowlada ku caawineyso Shirkadaha gaadiidka Dadweynaha si ay...
Gabar u dhalatay dalka Talyaaniga oo afduub loogu haystay Soomaaliya ayaa saaka ka dhooftay magaalada Muqdishu, iyadoo lagu soo dhoweeyey magaalada Roma.
Gabadhan oo lagu...
maanta oo sabti ah sida ay shaacisay hay'ada Caafimaadka Dadweynaha Sweden ku dhawaad 45 qof oo dheeraad ah ayaa dhimatay 24 saac ee lasoo...
Raisal wasaaraha Inagriiska ayaa lagu wadaa in maalinta bari uu ku dhawaaqo xayiraado cusub oo dhanka safarada ah Boris Johnson ayaa warbaahinta u sheegidoona...














