Friday, May 22, 2026
Dowlada Germalka ayaa joojisay mudada 14 cisho ee lagu karantiilo dadka ka imaanaya Dalka Sweden ee soo galaya Dalka Germalka sida lagu qoray Boga...
inkastoo ay jirto dhibaatada ka dhalatay Xanuunka Corona hadana waxaa jirta Shaqooyin banaan oo ay heli karaan Dadka heesta kaarka lagu kaxeeyo Gawaarida ee...
Tirada toogashada ee Caasimada Stockholm ayaa kordhay lixdii bilood ee la soo dhaafay marka la barbar dhigo isla waqtigaan oo kale sanadkii la soo...
  Laga bilaabo 22 Luulyo, dadka iswiidhishka ah ayaa si toos ah ugu duuli kara Giriiga. Sidaas waxaa yidhi Stelios Petsas, oo ah afhayeenka dawladda Giriiga,...
Qaar badan oo ka mid ah dhalinyarada Afqaanistaan ​​ee aan waalidkooda la socon ayaa yimid Sweden xilligii dhibaatada qaxootiga ee sanadkii 2015 waxana markaasi...
Xafiiska Shaqada Sweden ee arbetsförmedlingen ayaa shaaca ka qaaday in heerka shaqo la'anta dalka ay wali aad u sii kordheyso waxana uu xafiiska intaasi...
Dowlada Sweden ayaa qorsheeneysa in Xabsi daa'in lagu xukumo dhalinyarada 18 sano jirka ah iyo wixii ka weyn marka ay geestaan danbi halis ah...
Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Hamburg ayaa soo qaban qaabisay Mudaaharaad ay kaga soo horjeedeen qaabkii uu u geeriyooday Rooble Warsame. Wiilka oo 22-sano jirey Soomaalina ahaa...
inta lagu guda jiray Xaalada Corona Wadamada badan oo Caalamka waxay xireen iskuulada waxaana ku jira qeybta lagu xanaaneeyo Caruurta yar yar lakin Dalka...
Raisul wasaaraha Dalka Norway Erna Solberg ayaa lagu canaantay isticmaalka iyo soo dagsashada App Tiktok oo ah App laga leeyahay Dalka Shiinaha isla markana...