Wasaaradda arrimaha dibedda ayaa hakisay safarka aan loo baahnayn ee loo aado Danmark, Norway, Switzerland iyo Czech Republic. Go'aanku wuxuu dhaqan gelayaa 30ka Luulyo.
29ka July...
hay'adda Socdaalka Sweden ayaa Sadaxdii Sano ugu danbeesay kordhisay tirada Dadka ay siisay diidmada kuwaasi oo laga diiday Codsigooda Magangalyo waxaana Dadkaasi kamid ah...
Sida ay shaaca ka qaaday Shirada SL ee Caasimada Stockholm u qaabilsan Kaarka lagu raaco Busaska iyo Tareenada waxaa dib loo soo celinayaa Baaritaanka...
sida ay maanta Shaacisay Hay'ada Caafimaadka Dadweynaha waxaa dhici karta in isbuuca Danbe la furo Safarada Stockholm ee Denmark iyo Norway isla markana Dadka...
Dollar-ka ayaa soo wajahay Qiimo dhac aad u hooseeya marka la eego xaalada siyaasad ee u dhaxeysa wadamada Mareykanka iyo Shiina taasi ayaana keentay...
Dukaanka Lidl-ka ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay jireen shaki dhanka Cuntada Pizzaha gaar ahaan yaanyada ama tamaandhada ku jirta biisaha oo looga...
Hay'ada Försäkringskassan ayaa soo bandhigtay lacagta ceemiska ee sanadkan oo lagu jiro xaalada Corona waxana lacagta ay gaartay 30 miljarde waana lacag ka badan...
Dawladda Jarmalka ayaa toddobaadkan soo qaaday in ka badan 80 qof oo qaxooti ah oo ay ku jiraan dad Soomaali ah, kuwaas oo laga...
Wakaalada Socdaalka Sweden ayaa shaacda ka qaaday in tirada Qaxootiga Sweden ay hoos ugu dhacday tirada horay loo saadaaliyay oo aheyd 10 ilaa 17...
Wararka laga helayo xaafada Tensta gaar ahaan dhanka Nawaaxiga Gullingplan ayaa sheegaya in halkaasi lagu dhaawacay labo qof iyadoo dhaawaca loo isticmaalay toorey ama...














